Ku so dhawoow
Baris bilic iyo barbaarin
Isdiwaan galintu way socoto tiraduna way kooban tahay
Naga so wac : 0619996278
Machadka Nuun
F.G : machadka waxaa la dhigta 5maalin (sabti-arbaco) & khamiis-Jimco , Rag iyo dumar ( yar- wayn). Tel: 619996278
Machadka Nuun ee barashada Quraanka iyo bixinta ijaazada : waa machad lagu barto quraanka kariimka iyo culuumtiisa oo ay dhigayaan culimo aqoon sare iyo waayo aragnimo uleh culuumta, laguna siinayo manhaj dheeli tiran iyo waxbarasho tayeysan. Machadka Nuun ee barashada Quraanka iyo bixinta ijaazada : waa machad lagu barto quraanka kariimka ah iyo culuuntiisa oo ay dhigayaan culimo aqoon sare iyo
31/07/2025
معا في رحاب القرآن نلتقي لنرتقي
----------------------
Iska diwaan gali xalqaadka taxfiidka,tasxiixa iyo ijaasaad
Nagala soo xariir :
061-9996278
061- 5921518
#جمعةمباركة
Kusoo dhawoow Hoyga Quraanka & Qira'aadka Ee Machadka Nuun ee Degmada Kaxda
GOOB MUNAASAB ku ah Barashada Quraanka & Qiraa`aadka.
Qur'aanka Waa loo waynaadaa lagama waynaado.
Nagu soo booqo xarunteena ku taala kaxda, mallka dhabarkiisa ama agagaarka masjidka daarusalaam.
is qoristu waxay ka socotaa Xarunta Machadka...
-------------------
nagala soo xariir:
061- 9996278
061- 5921518
Ama whatsapp link :
https://whatsapp.com/dl/
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kaxda-mogadishu
Mogadishu