25/04/2025
Midowga Ardayda Alnajdi p.s.s
Wax barta aan barwaaqo gaarnee๐ซก
Aqoon la.aan waa iftiin la.aan๐ช๐ซก
25/04/2025
29/03/2025
HAMBALYO CIIDUL FIDRI โ FARXADDA CIIDDA WAA MID NOO DHAXEYSO!
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Anigoo ku hadlaya magaca Midowga Ardayda Dugsiyada AL-NAJDI, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Muslimiinta ah, gaar ahaan walaalaha Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed.
Ciiddani waxay astaan u tahay nimcada, isu-cafiska, iyo walaaltinimada Islaamka. Waxaan Alle ka baryayaa inuu soonkeenii, salaaddeenii, iyo ducadeenna naga aqbalo, danbiyadeennana dhaafo.
Shacabka Soomaaliyeed waxaan u rajeynayaa nabad, midnimo, iyo horumar, iyadoo dhammaanteen aan isku duubni iyo walaaltinimo ku wada jirno. Farxad ku ciida, qalbi saafi ah iyo niyad wanaagsan!
Ciid Mubaarak!
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiyada AL-NAJDI
Abdirahman Osmaan Ahmed ( MOCOW )
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฅ-๐๐๐ฃ๐๐ข wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa M๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐, ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐-๐๐๐๐๐, ee saaka guusha weyn ka keentay Tartan Aqoonneedka Dugsiyada sare ee ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ ee ka socda ๐๐๐๐ขyaha iyo Tvga SHABEELLE. Kaa oo dhaxmaray dugsiyada Alnajdi iyo abuuhureyra Dadaalkiina, kartidiina iyo diyaargarowgiina sare ayaa horseeday guushan qiimaha leh, taasoo astaan u ah horumarka iyo tayada waxbarasho ee dugsigeena.
Waxaan idiin rajeynaynaa in guulahaasi idinku sii siyaadaan, kana midho-dhalisaan himilooyinkiina waxbarasho. Sii wada dadaalka, hal-adayga iyo xamaasadda aad u leedihiin barashada aqoonta si aad mar walba ugu guuleysataan tartamada iyo caqabadaha nolosha.
๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ah I.allah
ABU hureyra 4 ๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฐ๐ผ๐ผ๐ฑ
Al-najdi 10 ๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฐ๐ผ๐ผ๐ฑโ
.
Hambalyo Bahda Dugsiga Al-najdi Primary and Secondary school
06/03/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฅ-๐๐๐ฃ๐๐ข wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda 8aad ee maanta natiijada wanaagsan ka keentay Tartan Aqoonneedka Dugsiyada Dhexe ee ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ kaa oo ay qabato ๐๐๐๐ข๐จ Simba. Ayna maal geliso degmada kaaraan.
Dadaalkiina, kartidiina iyo diyaargarowgiina sare ayaa horseeday heerka maanta aad soo gaarteen, taasoo astaan u ah horumarka iyo tayada waxbarasho ee dugsigeena.
Waxaan idiin rajeynaynaa in guulo idinku sii siyaadaan, kana midho-dhalisaan himilooyinkiina waxbarasho. Sii wada dadaalka, hal-adayga iyo xamaasadda aad u leedihiin barashada aqoonta si aad mar walba ugu guuleysataan tartamada iyo caqabadaha nolosha.
๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ah I.allah
06/03/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฅ-๐๐๐ฃ๐๐ข wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda saaka guusha weyn ka keentay Tartan Aqoonneedka Dugsiyada Sare ee ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ ee ka socda ๐๐๐๐ข๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐. Dadaalkiina, kartidiina iyo diyaargarowgiina sare ayaa horseeday guushan qiimaha leh, taasoo astaan u ah horumarka iyo tayada waxbarasho ee dugsigeena.
Waxaan idiin rajeynaynaa in guulahaasi idinku sii siyaadaan, kana midho-dhalaan himilooyinkiina waxbarasho. Sii wada dadaalka, hal-adayga iyo xamaasadda aad u leedihiin barashada aqoonta si aad mar walba ugu guuleysataan tartamada iyo caqabadaha nolosha.
๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ก!
12/02/2025
GUDOONKA MIDOWGA ARDAYDA DUGSIGA ALNAJDI P.S.S
Waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ashraf cabdullaahi abuukar
Oo ka mid ah ardayda fasalka 12aaad Gaar ahaan fasalka (F4B).oo galay kaalinta koowaad ee imtixaankii teeramka guud ahaan Ardayda Dugsiga AL-NAJDI P.S.S.
Waxaan kuu rajaynaynaa guulo intaan ka sii waa wayn.
06/02/2025
Sawiro: xarunta cusub Dugsiga Al-najdi primary and secondary school ee Daaru-salaam
Guddiga Tababarada iyo wacyigalinta ee midowga ardayda dugsiga AL-NAJDI ayaa ardayda usoo jeediyay ciwaan la xiriira kor uqaadista wacyiga ardayda iyaga oo uu soo jeediyey madaxa Guddiga Tababarada iyo wacyigalinta Midowga Ardayda Dugsiga AL-NAJDI Muscab Mohamed Omar.
Barnaamijka inta uu socday waxaa goob joog ahaa Maamulka iyo mu asasada iskuulka, macallimiinta, Gudoomiyaha midowga Ardayda Dugsiga AL-NAJDI , iyo ardayda qeybahooda kala duwan.
11/1/2025
.
03/01/2025
TAHNIYAD DHALASHO AY SIWADAJIR AH UDIRAYAN BAHDA DUGSIGA AL-NAJDI
Mu,asasada ,maamulka ,macallimiinta Gudoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiga AL-NAJDI iyo Guud ahaan Midowga ardayda dugsiga AL-NAJDI waxa ay hambalyo tahniyad dhalasho ay farxadi kudheehan tanay lawadaagayan Ustaad
Cabdi Raxmaan Muxudiin Cusmaan Iyo Marwadiisa Raxmo Cabdiraxmaan Xasan
Oo Galabta oo Jumco ah 3/1/2025 wiil ugu Curtay magaalada Mogadishu.
Bahweynta iskuulka Al-NAJDI oo isku duuban Waxey leeyihiin Noqo kii Dalkiisaa Diintiisa Iyo Weliba Dadkiisa Anfaca, Soona Barbaar Noqo wiil ayaan badan, karti iyo awood badan noqo kii addeeca waynaha, Waalidkiyo dadkiisaba, EEBE kaa dhig walad khayr qaba.
02/01/2025
MOGADISHO Khamiis January 2/1/2025
GOLAHA FULINTA MIDOWG ARDAYDA DUGSIGA AL-NAJDI 2022-2024.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Midowga Ardayda Alnajdi P, S, S
Mogadishu