20/12/2024
Jimco wanaagsan
iskuulka wuxuu kuyaallaa D/Waaberรฌ
20/12/2024
Jimco wanaagsan
21/11/2024
#๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ
๐๐๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐ฐ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ .
๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ฆ๐๐๐ง๐ฌ๐๐๐จ .
Lagasoobilaabo malcaamaddii quraanka illaa hadda heerka aadjoogto waxaa waxkusoo baraayey macallim .
Intii dhimatay macallimiinteena iyo inta noolba allow dambigooda dhaaf .
04/10/2024
๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐.
OSMAN GEDI RAGHE P.S.S
14/09/2024
๐๐ฌ๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฑ๐๐๐๐ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ซ๐ข ๐ฎ๐ฎ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐ฑ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ .
๐๐๐๐๐๐ญ๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐๐ฒ๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐จ๐ฐ๐ฅ๐ข๐ข๐๐ค๐ ๐ง๐๐๐ข๐ ๐ (๐๐๐ฐ)
27/08/2024
Hambalyo hambalyo waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa dhammaan ardayda dufcadda 9aad ee Dugsiga OSMAN GEDI RAGHE P.S.S .
Waxaa kaalinta 1aad wadagalay ardayda kala ah ;
1) C/xakiim ibraahim Cabdulle Raage
2) C/Shakur Axmed ibraahim Calasow.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐ ๐๐๐๐ข ๐ซ๐๐๐ ๐ ๐จ๐จ ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐๐ง๐ค๐ข ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ง๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐จ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง ๐ค๐๐ค๐๐๐ง๐๐ฒ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ฃ๐ฎ๐ก๐๐ข๐ ๐ข๐ข๐ง๐ข๐ข ๐ฐ๐๐๐ค๐๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง.
24/08/2024
Asc ardayda sharafta leh waxaa dhawaan lashaacin doonaa natiijada imtixaanka fasalka 12aad ee dugsiga sare .
Arday kasta haudiyaargaroobo insha allh .
Natiijo fiican idin rajeynayaa insha allh bahda OSMAN GEDI RAGHE P.S.S
19/08/2024
Dhammaan maamulka iyo macallimiinta schoolka waxey hambalyo udirayaan ardayadda kaalinta 1aad ugashay fasalka 8aad ee Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee OSMAN GEDI RAGHE P.S.S Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
18/08/2024
Maasha allh waxaan halkaan hambalyo ugudirayaa dhammaan ardayda ลeer OSMAN GEEDI RAGHE PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL ee fasalka 8aad oo imtixaanka kubaasay alle ayaa kumahadsan iyo adinkoo dadaal bixiyey.
17/08/2024
Natiijada waaberri inasha allh
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu Bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in la shaacin doono natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, Axad, 18-ka Agoosto, 2024.
Nasiib Wacan.