Dugsiyada Al-Naxwa

Dugsiyada Al-Naxwa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiyada Al-Naxwa, Education Website, Mogadishu.

03/07/2022

Booqo xarumaha kala duwan ee dugsiyada AL-NAXWA si aad uga qeyb gashid is diiwaan galinta ka socota.

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 25/05/2022

Arbaco, 25may, 2022, waxaa maanta xurumaha dugsiyada AL-NAXWA kuso gababoobay imtixaanki dhamaadka sanad waxbarasheedkan 2021-2022.

Ardeyda oo si heer sare ah uso diyaar garoobay ayaa maalmihi laso dhaafay ufadhiyay imtixaanka, waxaana ubilaabanaya maanta wixi kadambeeya fasaxa sanad waxbarasheedkan.

Guul iyo natiija farxad galisa ayaan urajaynayna dhamaan ardeyda fasalada kala duwan.

05/04/2022

Tartan gabdhaha dugsiyada sare gobalka banadir ee uu qabanayo Mogadishu Cable Tv, ayaa maalinti shalay taariikhduna ku beegnned 04/04/2022, tartan xiisa badan kudhaxmaray iskuulada Al-Naxwa VS Al-Muniir.
tartanka oo aad xiisa badna ayaa kusoo dhamaaday
Al-Naxwa: 11
Al muniir :6
Waxaana guushu raacday tartamayaasha Al-Naxwa.

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 28/03/2022

Xarunta Suuq-bacaad!

Fasalka F4A ayaa saaka dhigtay xaflad laxiriita sagootinta iskuulka iyo saaxibadooda fasalda kale.
Fasalka oo ay usbuucyo kooban uga hareen daraasada ayaa isu diyaarinaya imtixaanka qaranka.

Xarunta Siisii!

Xarunta Siisii ayaa saaka iyadana lagu qabtay xaflad daabuur sagootin ah oo ay dhigteen fasalka F2B.
Xafdaha daabuur sagootinta ah ayaa kasocda xarumaha dugsiyada Al-Naxwa maadaama bisha barakaysan ee ramadaan soogalayso dhawaan.

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 27/03/2022

Waxaa si habsami leh uga socda xarumaha dugsiyada Al-Naxwa barnaamijyada daabuur sagootinta ee fasalada kala duwan kusoo xirayaaan nashaadadkoodi sanad wax barasheedkan dhamaanaya.

Qeebta Siisii, waxaa saaka xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ku dhigtay fasalka F3B ee dugsiga sare.

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 09/03/2022

Natiijada tartanka maanta!

Xarunta Siisii:-

Arbaco, 09- 03 -2022, Waxaa tartan xiisa badan kudhax maray fasalada F3B VS F2B, wuxuuna kusoo dhamaaday
F3B: 12
F2B: 10 , ayado laba dhibic guushu kuraacday fasalka F3B

Xarunta suuq-bacaad

Waxaa iyana kuwada tartamay fasalda F2A VS G8A, wuxuuna kusoo dhamaaday
F2A: 10
G8A: 8 , iyadoona guushu laba dhibic kuraacday fasalka F2A.

Guul ayaan leenahay dhamaan tartamayaasha fasalada kala duwan

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 02/03/2022

Arbaco, 02March 2022, waxaa lagu soo gabagabeeyay xarumaha Dugsiyada AL-NAXWA imtixaan bileed soo bilaabmay 26February ee bishi dhamaatay.

Ardayda oo umuuqday in ay aad ugu soo diyaar garoobeen Imtixaanka ayaa ufadhiyay 5 maalin, waxayna ku dadaalayeen sidi ay natiija fiican uga heli lahaayeen.

Guuleysta dhamaantiin!

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 23/02/2022

Natiijada tartanka maanta!

Xarunta Siisii:-

Arbaco, 23- 02 -2022, Waxaa tartan xiisa badan kudhax maray fasalada F4B VS G8B, wuxuuna kusoo dhamaaday
F4B: 12
G8B: 8
Waxaa afar dhibcood kubadiyay F4B.

Xarunta suuq-bacaad

Waxaa iyana kuwada tartamay fasalda G8A VS F2B, wuxuuna kusoo dhamaaday
F2A: 12
G8B: 10 , iyadoona guushu laba dhibic kuraacday fasalka F2A.

Guul ayaan leenahay dhamaan tartamayaasha Al-Naxwa

16/02/2022

Dugsiyada Al-Naxwa

Aqoon iyo Tarbiya toosan ugu imaw!

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 16/02/2022

Natiijada tartanka maanta!

Xarunta Suuq-bacaad:-

Arbaco, 17- 02 -2022, Waxaa tartan xiisa badan kudhax maray fasalada F2B VS G8A, wuxuuna kusoo dhamaaday

G8A: 10
F2B: 8
laba dhibic ayaa guushu kuraacday fasalka G8A.

Guul ayaan leenahay dhamaan tartamayaasha fasalada kala duwan

Photos from Dugsiyada Al-Naxwa's post 14/02/2022

Natiijada tartanka maanta!

Xarunta Siisii:-

Isniin, 14- 02 -2022, Waxaa tartan xiisa badan kudhax maray fasalada F3A VS G8B, wuxuuna kusoo dhamaaday bareejo
G8B: 10
F3A: 10

Xarunta suuq-bacaad

Waxaa iyana kuwada tartamay fasalda F4B VS F1A, wuxuuna kusoo dhamaaday
F4B: 10
F1A: 8 , iyadoona guushu laba dhibic kuraacday fasalka F4B.

Guul ayaan leenahay dhamaan tartamayaasha fasalada kala duwan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu