27/05/2026
عيد مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،
وأعاده الله علينا وعليكم بالخير واليُمن والبركات
Madarasada Al-sacaadah ee barashada diinta islaamka
muqdisho Somalia
27/05/2026
عيد مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،
وأعاده الله علينا وعليكم بالخير واليُمن والبركات
22/05/2026
جمعة مباركة
19/05/2026
𝗧𝗼𝗯𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗲𝗲 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗗𝗵𝘂𝗹-𝗫𝗶𝗷𝗷𝗮𝗵 (𝗖𝗮𝗿𝗮𝗳𝗼) 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗵𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗱𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮.
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
"Ma jiraan maalmo camalka suubban la sameeyo uu uga jeceyl yahay Ilaahay sida maalmahan tobanka ah."
Haddaba, aynu ka faa’iideysano salaad, soon, sadaqo, xuska Alle, ducada iyo tawbad keenka.
.أسئلة في العقيدة يطرحها بعض الطلاب
19/03/2026
عِيدٌ مُبَارَكٌ
خَتَمَ اللَّهُ صِيَامَكُمْ بِالْقَبُولِ
وَأَسْكَنَكُمُ الْجَنَّةَ مَعَ الرَّسُولِ
وَجَعَلَ عِيدَكُمْ فَرْحَةً وَبَهْجَةً وَسَعَادَةً لَا تَزُولُ
عِيدُكُمْ مُبَارَكٌ وَكُلُّ عَامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ
كَلِمَةُ مُؤَسِّسِ مَدَارِسِ السَّعَادَةِ
فَضِيلَةُ الشَّيْخ طاهر أَبشر عبد
Fadiilatu Sheikh C/kariim Cusman Ceynab
Fadiilatu-Sheikh Axmed Nuur Cabdi Jimcaale
Qeyb ka mid ah Gabdhaha madarasada Oo kor ka Subcinaya kitaabka Cimridiga.