Al-muxamadiyah foundation مؤسسة المحمدية

Al-muxamadiyah foundation    مؤسسة المحمدية

Share

waa mu'asasa ka shaqeysa barbaarinta iyo waxbarista

Mobile uploads 04/03/2024
04/11/2020

Oo Soo
scw oo lagu Qabtay ee .

Photos from ‎Al-muxamadiyah foundation    مؤسسة المحمدية‎'s post 14/07/2020

Maanta oo talaado ah 14-July-2020
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Al-muhamadiyah waxay hambalyo udirayaan ardayda dugsiga oo imtixaankii shaadiga ahaa ee fasalka 8aad ee dugsiga dhexe usoo idlaaday.

Imtixaan kaas oo uu qaadayay agaasinka waxbarashada gobolka banaadir
Dhamaan ardayda dugsiga Al-muhamadiyah primary and secondary school waxaan urajeyheynaa guul iyo natiijo sareysa

18/03/2020
Photos from ‎Al-muxamadiyah foundation    مؤسسة المحمدية‎'s post 18/03/2020

Arbaco 24/7/1441h 18/3/2020



Waxaa maantay oo arabaco ah kusoo biiray mu,asadada almuxamadiyah qeybta diiniga ah oo magac ahaan bixinay ansaarul muxamadiyah , waa qeyb wax barashooda xooga lagu saari doono, barista kutubta shareecada islaamka, habka loo barayona waa hab xalaqaat iyo academic isugu jira

Dufcadaan cusub waxa ay nasiib u yeelatay in la kafaalo qaaso dhamaan baahidooda , dhanka waxbarashada, dhanka nolosha iyo dhanka hormarinta

Waxaa nidaamkaan ka faaideysan kara qofkasta oo daneynaya, waxaana lagu soo dhaweynaya gacmo furan

Photos from ‎Al-muxamadiyah foundation    مؤسسة المحمدية‎'s post 19/01/2020

17/01/2020 22/05/1441 waxa machadka ee barashada culuumta sharciga iyo carabiyada waxaa soo booqdeen mas,uuliin ka socdeen DALLADA OO kala ah

GUD. Ku XUG. IYO
MADAXA MANHAJ DAJINTA DALADA

mahadsanidiin

Photos from ‎Al-muxamadiyah foundation    مؤسسة المحمدية‎'s post 04/12/2019
23/11/2019

Masha allah maxamuud salaad maxamed
Waa ardey kamid ah ardeyda wax ka dhigata dugsiga hoose dhexe iyo sare ee almuxamadiyah

23/11/2019

Masha allah maxamed maxamuud cabdullahi
Waa ardey kamid ah ardeyda wax ka dhigta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee almuxamadiyah

15/11/2019

علمو اولادكم محبة رسول الله صلى الله عليه وسلم

Jumca 17/mowliid/1441h 15/11/2019

Mu'asasada almuxamadiyah faracyadeeda kala duwan waxa ay u dabaaldagayaan xaflada dhalasha xabiibka xaleyhi salaatu wasalaam

Waxayna isugu yimaadeen markazka sayid abuukar Sadiq

Fadlan xabiibka ku sali siina share gare

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu