18/07/2025
FURSAD SHAQO – GABDHAHA YAQAANO CIDIYA SAMEYNTA 💅
Waxaan raadinaynaa gabar xirfad leh oo si heer sare ah u taqaan sida loo qurxiyo ciddiyaha – dhammaan noocyada kala duwan ee la isku qurxiyo, sida:
✨ Gel Polish
✨ Acrylic Nails
✨ Nail Art
✨ Natural Nail Care
✨ Extension iyo daryeelka ciddiyaha
Shuruudaha:
🔸 Khibrad ugu yaraan 6 bilood ah
🔸 Nadiif iyo xirfadeysan
🔸 La jaanqaadi karta macaamiil kala duwan
🔸 Mas’uuliyad leh oo waqtiga ilaaliya
Faa’iidooyinka:
✅ Mushahar wanaagsan
✅ Deegaanka shaqo oo ammaan ah
✅ Fursado horumarineed iyo tababaro dheeri ah
Haddii aad xiiseyneyso, fadlan la soo xiriir:
📞 [612500744/612500733]
📍 TALEEX,BAAR-UBAX
📩 [email protected]
.G Fadlan soo dir sawiro shaqooyinkaadii h**e ama CV-gaaga haddii aad haysato.
02/09/2023
Kusoo dhawaada Fasalada Cusub ee bisha
1:
2:
3:
4:
13/08/2023
Xisadihii ay qaaten maanta ardayda machadka Somali Institute Of Social Economy
Soo dhawaada hablo marwalba ,
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Ardada Soomaaliyeed ee jecel farsamooyinka gacanta in ay furantay isqorista iyo qaabilaada ardada cusub .
WhatsApp hoose soo wac
https://wa.me/message/DBMUW47BY6AEL1
XARUNTA : Taleex / Amiin ambulance eeriya
Call :612500733
12/08/2023
Maanta waa Maalinta Dhalinyarada Adduunka 12 Aug Waxaan Muujineyna Doorka, kartida iyo hal-abuurka dhallinyaradeena.
Nala wadaag hal fariin ama talo muhiim ah oo aad jeceshahay inaad u gudbiso saaxiibadaada dhalinyarada ah.
26/07/2023
Xisadihii ay qaaten maanta ardayda machadka Somali Institute Of Social Economy
Soo dhawaada ardada cusub,
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Ardada Soomaaliyeed ee jecel xirfadaha gacanta in ay furantahay isqorista iyo qaabilaada ardada cusub .
WhatsApp hoose soo wac
https://wa.me/message/DBMUW47BY6AEL1
: Taleex / Amiin ambulance eeriya
:612500733
17/07/2023
Xisadihii ay qaaten maanta ardayda machadka Somali Institute Of Social Economy
Soo dhawaada ardada cusub ,
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Ardada Soomaaliyeed ee jecel xirfadaha gacanta in ay furantay isqorista iyo qaabilaada ardada cusub .
WhatsApp hoose soo wac
https://wa.me/message/DBMUW47BY6AEL1
XARUNTA : Taleex / Amiin ambulance eeriya
Call :612500733
17/07/2023
Xisadihii ay qaaten maanta ardayda machadka Somali Institute Of Social Economy
Soo dhawaada hablo marwalba ,
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Ardada Soomaaliyeed ee jecel xirfadaha , gacanta in ay furantay isqorista iyo qaabilaada ardada cusub .
WhatsApp hoose soo wac
https://wa.me/message/DBMUW47BY6AEL1
XARUNTA : Taleex / Amiin ambulance eeriya
Call :612500733