Standard College

Standard College

Share

Explore your future with us

23/06/2025

Ogeysiis Muhiim Ah oo Ku Saabsan Bilawga Fasalka Graphic Design iyo Video Editing.

Dhammaan ardayda waxaa la ogeysiinayaa in beritoole oo ah Talaado, 24-ka Juun, si rasmi ah noogu furmi doono fasalklada Graphic Design iyo Video Editing.

Arday kasta oo isdiiwaangeliyey ama diyaar u ah casharrada, fasalladu way inoo bilaabanayaan.

Waxaan idin rajeyneynaa guul iyo barasho wacan!

21/06/2025

πŸ’₯ FURSAD DAHABI AH OO AAN LA HELIN!

Ma dooneysaa inaad noqoto xirfadle hal-abuur leh?

Hadda fursad dahabi ah ayaa kuu furan:

β€’ πŸ“½οΈ Baro Xirfadda Video Editing
β€’ 🎨 Baro Xirfadda Graphic Design
β€’ πŸš€ Bilaaw safarkaaga xirfadeed maanta!

βœ… Koorsooyin casri ah oo xirfado shaqo iyo freelance lagu kasbado
βœ… Jadwal dabacsan: Part-time & Full-time

🎁 FURSADDA DAHABIGA AH waxay gaar u tahay 50-ka arday ee ugu horreeya!

➑️ Waxay ku baranayaan kaliya $5 bishii!

πŸ“Œ Qiime gaar ah – tirada waa koobantahay yaan lagaa buuxin!

πŸ“ž Isdiiwaangeli Maanta! oo gaar xafiiskeena Taleex kasoo horjeedka Maqaayadda FATXI

La xiriir
πŸ“± 0615 257 175
πŸ“± 0618 301 348





06/04/2025

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

Baro Xirfadda Kombiyuutarka – Bilow Maanta! πŸ’»

Standard College waxa uu bilaabayaa dufcaddii 23aad ee koorsada xirfadaha kombiyuutarka oo diiradda saaraysa:
πŸ–₯️ Hardware & Software
πŸ“‚ Xirfadaha aasaasiga ah
πŸ“Š Microsoft Office
🌐 Internet & E-mail
..iyo waxyaabo kale oo badan!

πŸš€ Kobci xirfaddaada tiknoolajiyadeed – Baro sida xirfadle, u shaqee sida hogaamiye!

πŸ“ž Isdiiwaangeli Hadda: 0619831723

Kuraasta waa xadidan yihiin! yaan lagaa buuxinin ee horey u gaar xarunta machadka. Hodan Taleex - Kasoo Horjeedka Maqaaxida Fatxi

06/04/2025

πŸ“’ OGEYSIIS MURAAJACO IMTIXAANAADKA 8 IYO 12aad.

Standard College waxa uu bilaabayaa barnaamij muraajaceed (Revision) oo loogu talagalay ardayda fasallada 8aad & 12aad, si ay si xirfadaysan ugu diyaar garoobaan imtixaanka dowladda ee sanad dugsiyeedka 2024–2025.

πŸ—“οΈ Bilaabasho: Sabti, 13 Abriil 2025
⏳ Muddada: 2 Bilood
πŸ“ž Xiriir: 0619831723

🚨 Fiiro Gaar ah:
Kuraasta waa xadidan yihiin. Fadlan si degdeg ah u soo xaadir xarunta Standard College β€” yaan lagaa buuxin!

πŸ’‘ Ka faa’iidey fursaddan, kuna dhiirrigeli saaxiibbadaa iyo ehelkaaga!

05/04/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa si rasmi ah u bilowday isdiiwaangelinta ardayda cusub ee maadooyinka cilmiga (Scientific Subjects) ee muhiimka u ah mustaqbalka ardayda, kuwaas oo kala ah:

1. Physics
2. Mathematics
3. Biology
4. Chemistry

Tirada ardayda la aqbalayo waa xadidantahay, sidaas darteed fursaddu waa mid kooban.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Tel: 0619831723

FIIRO GAAR AH:
Fadlan ka faa’iidey fursaddan qaaliga ah, kuna dhiirrigeli walaalkaaga ama saaxiibkaa inuu isaguna ka qeyb qaato barnaamijkan waxbarasho ee heerka sare ah.

05/04/2025

Ogeysiis Muhiim ah

Waxaa si rasmi ah u furmay College-keena, maanta oo sabtibah waxaana bilaawnay qaadashada ardayda cusub ee kala ah:

1. Maadooyinka Scientific
2. Barashada Computer
3. Barashada Luqadda English ka
4. Ardeyda Diyaarinta ee Dugsi Hoose Dhexe.

Tirada ardayda aan qaadaneyno waa xadidan, sidaas darteed fursaddu waa koobantahay ee yuusan kaa buuxsamin fasalada.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: 0619831723

Fiiro Gaar ah:
Fadlan ka faa’iidey fursaddan qaaliga ah, kuna dhiirrigeli walaalkaaga ama saaxiibkaa kula midka ah inuu ka qeyb qaato.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Taleh/Hodan District
Mogadishu
00252

Opening Hours

06:00 - 23:45