23/06/2025
Ogeysiis Muhiim Ah oo Ku Saabsan Bilawga Fasalka Graphic Design iyo Video Editing.
Dhammaan ardayda waxaa la ogeysiinayaa in beritoole oo ah Talaado, 24-ka Juun, si rasmi ah noogu furmi doono fasalklada Graphic Design iyo Video Editing.
Arday kasta oo isdiiwaangeliyey ama diyaar u ah casharrada, fasalladu way inoo bilaabanayaan.
Waxaan idin rajeyneynaa guul iyo barasho wacan!