Waxaa toos u Bilaawnay fasal lagu baran doono madaadooyinka kala ah :-
1. Habdhigaalka iyo aqrinta Afka somaaliga mudo kooban
2. Xisaabaadka bilaaw ilaa dhamaad.
3. English bilaw ah , dhexdhexaad iyo heer sare
_ beginner
_ intermediate
_ Advanced
Bishii waa 5$ waxaana lagu baran doonaa Hab online ah mudo kooban..
Nagala soo xariir : 61 8647377 ama 61 3275776.
Ayatiin isntitute of languages and scientific subjects
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayatiin isntitute of languages and scientific subjects, Education Website, Mogadishu.
machadka luuqadaha iyo maadooyinka cilmiga (math, physics, Biology and chemistry) ee Aayatiin waxaa uu u taaganyahay inuu bulshada ka haqab tiro baahida luuqadaha iyo maadooyinka cilmiga ah.
05/08/2022
.
Dhammaan walidiinta iyo bahada waxbarashada waxaa la ogeysiinayaa in school Ka u bilaabi doono koorsooyinkii waxbarshada sida :
1. Scientific subjects
°Biology and chemistry.
°Math and physics
2.Diyaarinta ardayda bilawga ah Mudo kooban
3.Barashada luqadaha sida
°English language. with ( speaking, writing)
°Arabic language.
FG. Iskuulka waxa uu si bilaash u bixinaya :
1. Health
2. Basic computer
Wixii faah-faahina fadlan Kala xariir :
+252 61 8647377 ama +252613275776
Mahadsanid 🙏
17/05/2022
When mother gives birth..
All veins feel tense.. Contractions come to make mom's tears shake.. The mother is in pain until the bed is shaking.
When the child wants to go out, the mother's blood continues to sq**rt.. The mother is pushing until the headscarf is removed.. The mother doesn't care even though her life is taken away. For the sake of pregnant children, never death.
For husband, take care of your wife as well. The sacrifice of the wife who gave birth to your offspring is so big. Love and beautify the days with love.
Thank you mom.💜
By ustad_mohamed_shariuf
Asc dhamaan asxpta bulshada somaaliyed waxaa mahad iska,leh allhi nimcada nagu galaday kulaamaa aan wax helno hadii aan dhahno الحمدالله waxaa inoo siyaad lahaa waxaan kushugrinay marka sidaas darteed allah ayaa mahad iska leh inoo ogo laaday inaan page kaan sameen anagoo ah bahda tacliinta iyo dhaqanka ee schoolka AYATIIN INSTITUTE OF LANGUAGES AND SCIENTIFIC SUBJECTS
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu