Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
Ka Faa'iidaysi wacan inshaa Allah.
Hayadda Waxbarashada iyo Tababarada Dhallinyarada Soomaaliyeed ee soyeto
Hay'adda SOYETO waa Hay'ad ka shaqaysa horumarinta bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhallinyarada.
21/03/2026
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
๐ข ( )
โ
๏ธ Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
โ
๏ธ Vocational training center In Mogadishu
โ
๏ธ Hooyga Xirfadaha Jiilka Cusub.
โ
๏ธFacebook
https://www.facebook.com/www.vtc.so.net?mibextid=ZbWKwL
โ
๏ธWhatsApp https://call.whatsapp.com/video/DR5MZ3KW1rkrQliW8u7g1l
โ
๏ธTiktok
https://www.tiktok.com/.in.mogadisho?_t=8rY2TU6LsH9&_r=1
โ
๏ธYouTube
https://youtube.com/?si=ZJd5Dinw74I7bKmA
โ
๏ธ Call ๐ center #2533
โ๏ธ Waa maxay xirfadaha xarunta ka baxaโ๏ธ
โ
๏ธKubaro si bilash ah (Free Courses)
1. Cilan Saar & Make up
2. Cunto Karis
3. Harqaan & Fashio Design
4. Caafimaad
5. Kumbuyuutar
6. Saxaafad
7. Samaynta Muuqaalada & Naqshadaha
8. Fagaare Kahadalka
9. Farshaxanka Gacanta
10. Farsamada Korontada
11. Farsamada Solar ka
12. Farsamada Qurxinta Guryaha
13. Farsamada Tuboyin ka
14. Barashada Dharkarinta
15. Barashada Cilad bixinta Talefanada
16. Barashada Ubaxyada
17. Barahsada Samaynta Shaanboyinka
18. Barashada Luuqadaha
19. Barshada Xisabinta Shirkadaha
20. Isticmaalka Kaamirada (Camera)
21. Barashada Shaybaarka
22. Barashada Umulisanimada
23. Barshada Daawooyinka
24. Barashada Nafaqaynta
25. Barashada Isbadalka cimilada
26. Barashada Faryaamada
27. Barashada Xanaanada xoolaha
28. Barashada Beerashada casriga ah
29. Barashada Security Camera
โ๏ธ Waa goorma waqtiga waxbarashadu?
โ
๏ธ Full time โฒ๏ธ Evening 1:00 - 6:00 pm
โ
๏ธ Part time โฒ๏ธ morning ๐ and Evening 8:00 Am - 5:00 pm
โ๏ธ Waa meeqa Xarumaha Wax laga barto?
โ
๏ธ H/wadaag compass Hq๐งญ
โ
๏ธ Hilwaa compass ๐งญ
17/02/2026
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu" waxay bulshada Soomaaliyeed gaar ah bahda "Vtc family" ugu hambalyaynaysaa bilashada Ramadaan ka, waxaan Alle ka baryaynaa in uu wanaaga na waafajiyo, nagana aqbalo Soonka, Salaada iyo Sadaqada.
02/02/2026
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
21/11/2025
Hambalyo maalinta Bareyaalsha Soomaaliyeed munaasabadda 21 November.
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
Midowga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed wuxuu maanta hambalyo sharaf leh iyo bogaadin u dirayaa dhamaan macallimiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo si hagar laโaan ah ugu adeegaya jiilasha dalka ugana shaqeeya korinta aqoonta, anshaxa iyo iftiinka mustaqbalka ummadda.
waa tiirka ugu muhiimsan ee horumarka bulshada. Waa hagaha nolosha, waa curiyaha garashada, waa nafta ku shubta jiilka aqoon, karti iyo hogaamin. Adkeysiga, dulqaadka, iyo dadaalka aad gelisaan carruurta iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ma aha mid lagu qiyaasi karo erayo kooban
waa shaqo qaran oo leh miisaan aan la soo koobi karin.
wuxuu si gaar ah u amaanayaa sida macallimiintu ay ugu shaqeeyaan xaalado adag, mararka qaar aan lahayn agab ku filan, balse ay weli daacad u yihiin sidii ay u dhisi lahaayeen mustaqbal ifaya oo ay ku naaloodaan jiilasha soo koraya.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, caafimaad, iyo horumar joogto ah.
Waxaan sidoo kale idiin xaqiijinaynaa in Midowga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed uu diyaar u yahay inuu idinla shaqeeyo, taageero hawshiina isla markaana ka qeyb qaato difaaca xuquuqda macallinka Soomaaliyeed.
Hambalyo Macallin Soomaaliyeed
Waxaad tihiin hormuudka bulshada, curiyaha iftiinka, iyo udub-dhexaadka dalka.
------๐๐๐๐๐ค๐๐ ๐๐๐ข๐๐๐๐ ๐ต๐ข๐๐ โ๐๐๐-------- ---๐
๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ (๐๐๐ต๐
๐)--------
21/11/2025
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu" Waxay Hambalyo u diraysaa Bareyaalsha Soomaaliyeed munaasabadda maalinta baraha Soomaaliyeed 21 November awgeed.
"Maantood aqoon yahantihiyo maalintaa dhalatay haddaan macallin kuu marin cilmiga maadan tabiseene"
โ
๏ธ Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
โ
๏ธ Vocational training center In Mogadishu
โ
๏ธ Hooyga Xirfadaha Jiilka Cusub.
โ
๏ธFacebook
https://www.facebook.com/www.vtc.so.net?mibextid=ZbWKwL
โ
๏ธWhatsApp https://call.whatsapp.com/video/DR5MZ3KW1rkrQliW8u7g1l
โ
๏ธTiktok
https://www.tiktok.com/.in.mogadisho?_t=8rY2TU6LsH9&_r=1
โ
๏ธYouTube
https://youtube.com/?si=ZJd5Dinw74I7bKmA
โ
๏ธ Call ๐ center #2533
โ๏ธ Waa maxay xirfadaha xarunta ka baxaโ๏ธ
โ
๏ธKubaro si bilash ah (Free Courses)
1. Cilan Saar & Make up
2. Cunto Karis
3. Harqaan & Fashio Design
4. Caafimaad
5. Kumbuyuutar
6. Saxaafad
7. Samaynta Muuqaalada & Naqshadaha
8. Fagaare Kahadalka
9. Farshaxanka Gacanta
10. Farsamada Korontada
11. Farsamada Solar ka
12. Farsamada Qurxinta Guryaha
13. Farsamada Tuboyin ka
14. Barashada Dharkarinta
15. Barashada Cilad bixinta Talefanada
16. Barashada Ubaxyada
17. Barahsada Samaynta Shaanboyinka
18. Barashada Luuqadaha
19. Barshada Xisabinta Shirkadaha
20. Isticmaalka Kaamirada (Camera)
21. Barashada Shaybaarka
22. Barashada Umulisanimada
23. Barshada Daawooyinka
24. Barashada Nafaqaynta
25. Barashada Isbadalka cimilada
26. Barashada Faryaamada
27. Barashada Xanaanada xoolaha
28. Barashada Beerashada casriga ah
29. Barashada Security Camera
โ๏ธ Waa goorma waqtiga waxbarashadu?
โ
๏ธ Full time โฒ๏ธ Evening 1:00 - 6:00 pm
โ
๏ธ Part time โฒ๏ธ morning ๐ and Evening 8:00 Am - 5:00 pm
โ๏ธ Waa meeqa Xarumaha Wax laga barto?
โ
๏ธ H/wadaag compass Hq๐งญ
โ
๏ธ Hilwaa compass ๐งญ
20/11/2025
Hayadda Soyeto waxay Hambalyo u diraysaa Omar Abdi Ahmed oo loo magacaabay Madaxa Naqshadaynta ee Midowga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed (MUBSO).
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ข๐ฌ
Guddoomiyaha Midowga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Mudane Liibaan Daa'uud Aadan ayaa magacaabay ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ข ๐๐ก๐ฆ๐๐ inuu noqdo Madaxa naqshadeynta Ee Midowga
Magacaabistan ayaa qayb ka ah qorshaha lagu xoojinayo Howlaha hormarineed ee misowga si loola jaan qaado hormarka teknoolojiyadeed ee casriga ah
Guddoomiyaha Midowga ayaa sheegay in Omar Abdi Ahmed uu yahay shaqsi leh aqoon, hal-abuur iyo karti dhanka warfaafinta ah, isla markaana uu door muuqda ka qaadan doono faafinta howlaha ururka iyo dhisidda sumcadda hayโadda.
๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐ง Midowga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed wuxuu u rajeynayaa Madaxa Naqshadeynta guul iyo horumar shaqo.
๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ก๐
๐๐๐๐๐ค๐๐ ๐๐๐ข๐๐๐๐ ๐ต๐ข๐๐ โ๐๐๐ ๐
๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ (๐๐๐ต๐
๐)
๐ป๐๐๐๐๐๐๐_20/11/2025
Xarunta Tababarka Xirfadaha " in Mogadishu"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Thursday | 08:00 - 17:30 |
| Friday | 08:00 - 17:30 |