28/05/2026
Baro Qur’aanka Kariimka adigoo jooga gurigaaga.
Al-Himam Academy waxay kuu diyaarisay fasallo online ah oo tayo sare leh.
Waxyaabaha lugu baranaayo waxaa kamid ah:
□ Farbarka iyo Hingaada
□ Xifdinta Qur'aanka kariimka
□ Sixidda Tajwiidka
□ Barashada Ducooyinka
Macallimiin khibrad leh iyo jadwal kugu haboo ayaa kuu diyaar ah.
Ku biir maanta oo bilow safarkaaga barashada Qur’aanka Kariimka.
Wixii Fahfaahin ah la xiriir WhatsApp: http://wa.me/+252614414851