23/08/2018
نهنئكم بحلول عيد الأضحي. Eidul Adha MUBARAK
Xanaanada Caruurta ALMISBAAX waxaa la aasaaya 05 Agust ee 2014. Quraan, Tarbiyo & Akhlaq Suuban, Madooyin Aasaasiya iyo Farbar Wanagsan.
ALMISBAAX waxa ay ka shaqeysaa hormarinta, sare u qaadista garaadka iyo tayeynta waxbarashada caruurta Soomaaliyeed.
23/08/2018
نهنئكم بحلول عيد الأضحي. Eidul Adha MUBARAK
27/03/2018
Barbaarin iyo Waxbarasho tayo sareysa ugu soo hagaag ALMISBAAX ACADEMY.
Thanks you all ALMISAAX fans, friends and followers for liking us, commenting & encouraging us.
Waxaan idiinka mahad celinaynaa dhammaan asxaabta iyo inta barteena facebook nagala socota sida LIKE, SHARE iyo Comments aad noogu dhiiro geliseen.
Xanaanada Caruurta Almisbaax Academy
Xanaanada Caruurta ALMISBAAX waxaa la aasaaya 05 Agust ee 2014. ALMISBAAX waxa ay ka shaqeysaa hormarinta, sare u qaadista garaadka iyo tayeynta waxbarashada caruurta Soomaaliyeed.
Quraan, Tarbiyo & Akhlaq Suuban, Madooyin Aasaasiya iyo Farbar Wanagsan.
06/03/2018
Barbaarinta ubadka waxa ka mid ah in la baro inuu yeesho yool hami sare iyo aragti mustaqbalkiisa taasoo ku aaddan Aqoonta, Diinta iyo Hantida iwm. ALMISBAAX waxey ubadka ka dhistaa jirka, qalbiga, ruuxda iyo caqliga. Sidoo kale waxey siisaa duruus nololeed oo ku dhisan qiyam islaami ah iyo akhlaaqda suuban.
05/03/2018
Waxbarashadu waa aas-aaska horumarka iyo nolosha binu-aadamka. Horumarkuna waxa uu ku xiran yahay heerka aqooneed ee qofka iyo bulshada maadaama wax kasta oo la rabo in laqabto waxay u baahan tahay aqoon iyo karti. Ubadka oo tacliin lagu baro yaraanta waxay leedahay ahmiyad weyn. 📚👨🎓
04/03/2018
Ubadku waa sida geed curdun ah oo kale yaraanta ayaa lagu toosin karaa sidoo kalena ubadka akhlaaqdooda intey yaryihiin ayaa la toosin karaa oo waliba la tarbiyeyn karaa waxna la bari karaa.👧👦
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |