Xanaanada Caruurta ALMISBAAX waxaa la aasaaya 05 Agust ee 2014. ALMISBAAX waxa ay ka shaqeysaa hormarinta, sare u qaadista garaadka iyo tayeynta waxbarashada caruurta Soomaaliyeed. Quraan, Tarbiyo & Akhlaq Suuban, Madooyin Aasaasiya iyo Farbar Wanagsan.