JalaaluDiin Primary And Secondary School waa dugsi nidaami ah luguna barto cilmiga maadiga wuxuu kuyaalaa xaafadda Jalaludiin deegaanka Mareergur oo dhacda bartamaha Gobolka Galgaduud.