17/08/2026
π NATIijada ARDEYDA DUFCADII 5AAD EE 8AAD π
π« Jalaaludiin Primary & Secondary School
π Sanad-dugsiyeedka 2025β2026
Waxaan si sharaf iyo farxad leh u soo bandhigaynaa natiijada ardayda dufcaddii 5aad ee Fasalka 8aad:
π Natiijada Guud:
- π
°οΈ A β 4.4%
- π
±οΈ B β 23.9%
- π
² C β 41.3%
- π
³ D β 30.4%
- π
΄ E β 0%
π Hambalyo iyo bogaadin dhammaan ardayda dufcaddii 5aad ee 8aad, waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka dugsiga oo dadaal badan ku bixiyey guushan waxbarasho.
π Jalaaludiin β Aqoon, Akhlaaq & Mustaqbal!
17/08/2026
π HAMBALYO IYO BOGAADIN! π
ARDEYDA GUULEYSATAY EE FASALKA 8AAD π
Hambalyo iyo bogaadin dhammaan ardayda Jalaaludiin Primary And Secondary School ee ku guuleystay inay wada gudbaan imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad ee ay qaadday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug.
Guushani waa mid ka tarjumaysa dadaalka ardayda, hagidda macallimiinta iyo taageerada waalidiinta.
π Hambalyo dhammaan ardayda!
π Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa.
Jalaaludiin Primary & Secondary School
π Mareergur β Galgaduud β Soomaaliya
π Aqoon β’ Dadaal β’ Guul
17/08/2026
π’π SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA SHAHAADIGA DUGSIGA DHEXE 2025β2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxay shaacinaysaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe ee sanad-dugsiyeedka 2025β2026.
π
Isniin, 17 Agoosto 2026
β° 7:00 Fiidnimo
π Xarunta Baarlamaanka Galmudug
Dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bahda waxbarashada gaar ahaan Jalaaludiin Primary And Secondary School waxaan u rajaynaynaa natiijo wanaagsan iyo guul.
#20252026 ππ
15/08/2026
GUUL TAARIIKHI AH! ππ
Dufcaddii 1aad ee F4 ee Dugsiga Jalaaludiin ayaa sannad-dugsiyeedka 2025β2026 ku tallaabsatay natiijo aad u qurux badan. πβ¨
π Natiijada:
π₯ A β 16.7%
π
B β 83.3%
C β 0%
D β 0%
E β 0%
F β 0%
Hambalyo iyo bogaadin dhammaan ardeyda dufcaddii 1aad ee F4, oo muujiyey dadaal, adkaysi iyo guul taariikhi ah. π
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa macallimiinta, waalidiinta iyo dhammaan bulshada dugsiga Jalaaludiin oo qayb ka qaatay guushan.
Guushan waa bilowga mustaqbal ifaya. π
Jalaaludiin β Aqoon, Dedaal & Himilo. π
15/08/2026
GUUL TAARIIKHI AH! ππ
Maanta waa maalin sharaf iyo farxad weyn u ah Dugsiga Jalaaludiin Primary & Secondary School.
Hambalyo iyo bogaadin dhammaan dufcaddii 1aad ee Dugsiga Sare (F4) oo si heer sare ah ugu gudbay imtixaankii, kuna soo baxay natiijo aad u qurux badan. ππ
Guushan ma aha oo keliya natiijo imtixaan; waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad, diyaar-garow iyo adkaysi ay muujiyeen ardaydeennu.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka dugsiga oo door weyn ka qaatay guushan taariikhiga ah.
π Dufcaddii 1aad ee Dugsiga Sare β Guul Taariikhi ah!
Hambalyo dhammaantiin! Guushiinnu waa sharaf noo wada taal. β€οΈπ
10/08/2026
π ARDAYDA UGU SAREEYSAY DUGSIGA JALAALUDIIN π
SANAD-DUQSIYEEDKA 2025β2026
Maamulka iyo Barayaasha Dugsiga Jalaaludiin Primary & Secondary School waxay si kalsooni iyo hanoon ka buuxdo ugu dhawaaqayaan ardaydii muujisay dadaalka iyo aqoonta dheeriga ah oo hantay kaalimaha ugu sareeya sannad-duqsiyeedka 2025β2026.
Waxaan hambalyo muhiim ah u diraynaa dhammaan ardayda guuleysatay, waalidiintooda sida hagar-la'aanta ah ku garab taagnaa, iyo barayaasha Dugsiga Jalaaludiin oo dadaal dheeraad ah bixiyay.
β¨ Celebrating Excellence, Inspiring the Future!
10/08/2026
π ARDAYDA 3AAD EE UGU SAREEYSAY DUGSIGA JALAALUDIIN π
SANAD-DUQSIYEEDKA 2025β2026
Maamulka iyo Barayaasha Dugsiga Jalaaludiin Primary & Secondary School waxay si kalsooni iyo hanoon ka buuxdo ugu dhawaaqayaan ardaydii muujisay dadaalka iyo aqoonta dheeriga ah oo hantay kaalimaha ugu sareeya sannad-duqsiyeedka 2025β2026.
π₯ Kaalinta 3aad: Ayaan Mahdi Salaad | Class: 7aad | Average: 89.1%
Waxaan hambalyo muhiim ah u diraynaa dhammaan ardayda guuleysatay, waalidiintooda sida hagar-la'aanta ah ku garab taagnaa, iyo barayaasha Dugsiga Jalaaludiin oo dadaal dheeraad ah bixiyay.
β¨ Celebrating Excellence, Inspiring the Future!
10/08/2026
π ARDAYDA 2AAD EE UGU SAREEYSAY DUGSIGA JALAALUDIIN π
SANAD-DUQSIYEEDKA 2025β2026
Maamulka iyo Barayaasha Dugsiga Jalaaludiin Primary & Secondary School waxay si kalsooni iyo hanoon ka buuxdo ugu dhawaaqayaan ardaydii muujisay dadaalka iyo aqoonta dheeriga ah oo hantay kaalimaha ugu sareeya sannad-duqsiyeedka 2025β2026.
π₯ Kaalinta 2aad: Nimco Maxamed Xaashi | Class: Form 3 | Average: 90.5%
Waxaan hambalyo muhiim ah u diraynaa dhammaan ardayda guuleysatay, waalidiintooda sida hagar-la'aanta ah ku garab taagnaa, iyo barayaasha Dugsiga Jalaaludiin oo dadaal dheeraad ah bixiyay.
β¨ Celebrating Excellence, Inspiring the Future!
10/08/2026
π ARDAYDA UGU SAREEYSAY DUGSIGA JALAALUDIIN π
SANAD-DUQSIYEEDKA 2025β2026
Maamulka iyo Barayaasha Dugsiga Jalaaludiin Primary And Secondary School waxay si kalsooni iyo hanoon ka buuxdo ugu dhawaaqayaan ardaydii muujisay dadaalka iyo aqoonta dheeriga ah oo hantay kaalimaha ugu sareeya sannad-duqsiyeedka 2025β2026.
π₯ Kaalinta 1aad: Faadumo Cali Cabdi | Class: 6aad | Average: 91.0%
Waxaan hambalyo muhiim ah u diraynaa dhammaan ardayda guuleysatay, waalidiintooda sida hagar-la'aanta ah ku garab taagnaa, iyo barayaasha Dugsiga Jalaaludiin oo dadaal dheeraad ah bixiyay.
β¨ Celebrating Excellence, Inspiring the Future!
09/08/2026
ππ NATIJAADADA DUFCADDII 1AAD EE JALAALUDIIN SCHOOL β MOGADISHU
Alxamdulillaah! Waxaan ku faraxsanahay natiijada dufcaddii 1aad ee Jalaaludiin School β Muqdisho ee Imtixaanka Fasalka 8-aad, sanad-dugsiyeedka 2025β2026.
π Natiijada guud:
π₯ A β 0%
π₯ B β 30%
π₯ C β 60%
π D β 10%
β E β 0%
Natiijadani waxay ka tarjumaysaa dadaalka ay bixiyeen ardayda, macallimiinta, maamulka iyo waalidiinta.
π Hambalyo dhammaan ardayda! Waxaan sii labanlaabaynaa dadaalka si natiijooyinka mustaqbalka ay uga sii wanaagsanaadaan.
Jalaaludiin School β Aqoon, Akhlaaq & Horumar. ππ
#20252026