25/01/2018
Waxaa 05/02/2018 si toosa u bilaabi doonaa gudbinta dadkii soo codsadsaday inaan Ka Caawino 2018.
√√ Haddii aadaan horay Isu diiwaangalin oo aad rabto Master ama Phd si dhakhso ah
Nagala soo xidhiidh
WhatsApp634154226
√√ Haddii aad Bachelor tahay Jaanis fiican ayaad haysataa
Wixii Faahfaahin ah Comment noogu reeb ama nala soo xidhiidh
Lana wadaag(SHARE) cidii danaynaysa Fursad waxbarasho oo bilaash ah
20/01/2018
Waxaan si toos ah u bilawnay qabashada Codsiyada Dalbashada Deeqda waxbarasho Ee Turkiya Scholarships
Dawladda Turkiga ayaa sanad walba siisa wadamo badan oo ay kamid tahay Somalia Deeqo waxbarasho oo Bilaash ah iyadoo qofka loo qabo Hoygiisa,waxbarashadiisa,Caafimaadkiisa iyo Dalxiiskiisaba.
Hadaba haddii aad ubaahantahay si aan kuu Caawino
nagala soo xidhiidh
WhatsApp:634154226
Lana wadaag Asxaabtaada si ay uga FAA idaystaan Fursadan ama Ku -garee qofkii aad la jeceshahay.
Hoos noogu soo qor wixii Fariin ah
17/01/2018
Waxaa si Rashmi ah u Bilaamaya 01/02/2018 Turkiya Scholarship oo uu sanad walba bixiyo
Hadaba Waxaan diyaar unahay inaan kaa caawino
Oo aan kuu fudayno Qaabka aad si sax ah ugu Heli lahayd.
Nagala soo xidhiidh
WhatsApp 634154226
Wixii su,aal ah noogu reeb xaga hoose Comments-ka