Nugaal primary school

Nugaal primary school

Share

The official page of Nugaal Primary School.

15/08/2025

Guul iyo dhibco wanaagsan inay ku gudbaan, ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda SSC KHAATUMO, gaar ahaan bahda Nugaal primary school.

Photos from Nugaal secondary school's post 12/04/2025
Photos from Nugaal primary school's post 29/03/2025

CIID MUBAARAK

maamulka iyo macalimiinta dugsiga Nugaal wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa munaasibada ciidul fidriga awgeed, dhamaan ardayda wax ka barata dugsiga iyo waalidiintoodaba, waxaanan ilaahay ka baryaynaa inuu dhamaanteen inaga aqbalo camalkii wanaagsanaa ee aynu soo gudannay bishii Ramadaan, sanadkan sandkiisana inagu gaadhsiiyo barwaaqo iyo caafimaaad qab.

Photos from Nugaal primary school's post 29/12/2024

26/12/2024 Waxa Guul kusoo dhammaaday Tartan aqooneedkii ardayda Nugaal primary school.

Dhammaan kooxaha oo u tartamay si aqoon ku dheehan tahay, waxaa ugu danbayn ku guulaystay kooxda 6A oo ku guulaysatay heerka dugsiga dhexe iyo kooxda 4B oo ku guulaysatay heerka dugsiga hoose.

waan hambalyaynaynaa dhammaan kooxihii kala duwanaa ee kaqayb qaatay tartanka, si gaar ah kooxaha 6A iyo 4B oo ku guulaysatay tartanka iyo sidoo kale kooxaha kala ah 5A iyo 3B oo kaalmaha labaad u kala galay labada heer.

Hambalyo dhammaan.

22/11/2023

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Bahweynta dallada waxbarshada ee Nugaal waxa uu ardayda, waalidiinta iyo dhammaan cid kasta oo jecel waxbarashada ogaysiinayaa in la bilaabayo qaybo cusub oo wax barasho oo baxaya Habeenkii kuwaas oo loogu talo galay dadka waawayn iyo yaryarba, koorsooyinka la bixin doono waxaa ka mid ah kuwan soo socda:
1. Barashada qur’aanka kariimka ah ( dadka waaweyn)
2. Barashada higaad iyo carabiga (dadka waawyn iyo yar-yarba)
3. Barshada af-soomaaliga (dadka waawyn iyo yar-yarba)
4. Barashada xisaabta (dadka waawyn iyo yar-yarba)
5. Barashada ingiriisida (dadka waawyn iyo yar-yarba)

Isqoristu waxa ay ka bilaabmaysaa maalainta sabtida ee ku beegan 25 November qaybta Dugiga H/Dhexe ee ku taalla xaafada Daruurha (Toocil), wixii dheeraad kala xidhiidh Numberada kor ku qoran.

Wixii faah-faahin dheeraada kala xidhiidh
Lambarada kor ku qoran.

30/07/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laascaanood

Opening Hours

Monday 05:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Tuesday 05:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Wednesday 05:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Thursday 05:00 - 10:00
Saturday 05:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Sunday 05:00 - 12:00
16:00 - 18:00