SOM RESEARCH INSTITUTE Wa mac-had Bixiya education services. sida CILMI BAARIS Sido kale research.k caawiya ardayda jaamacadaha.
Machadka Warbaahinta iyo Daraasaadka Isgaarsiinta ee Puntland (PIMCS) wuxuu u taagan yahay horumarinta warbaahinta, cilmi-baarista, iyo horumarinta xirfadaha saxaafadda, iyo Isgaarsiinta. Waxaan ardayda ku qalabeynnaa aqoonta iyo xirfadaha warbaahinta.
ICRA works on climate change, governance for resilience, the environment, economic policy etc