31/07/2025
π’ Ogeysiis Muhiim ah β Xalane Primary School
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/07/2025, si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025.
β
Si aad u aragto natiijada:
1. Booqo: https://peco.moeplstate.so/
2. Geli lambarkaaga ardayga (tusaale: P25###XX)
3. Guji Raadi si aad u hesho natiijadaada
π Fiiro Gaar ah:
Diwaangelinta ardayda cusub ee Xalane Primary School weli way socotaa. Ku soo biir dugsiga si aad u hesho waxbarasho tayo leh, anshax, iyo horumar.
π Xalane Primary School β Kasoo horjeedka Godka Yamayska, Galkacyo, Puntland, Somalia
π +252 0907738054
π www.xalaneschool.com
π§ [email protected]
Wixii faahfaahin ah kala xariir:
https://scanned.page/89NhZ2