17/03/2023
Bismillah;
Ardayda dufcaddii sagaalaad ee Kulliyadda Culuumta Tiknoolijiyadda iyo Isgaarsiinta ayaa maanta wejigii h**e difaacday buugtooda qalinjebinta ( Thesis Proposal Defence) iyaga oo jeediyey , difaacdayna baaristooda iyo barnaamijyadooda.
Maamulka iyo macallimiintuba waxay ardayda u rajaynayaan guul iyo in ay ka lib keenaan juhdigii iyo dedaalkii ay bixiyeen idanka alle.