KISAL school

KISAL school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KISAL school, School, Horumar village, Gaalkacyo.

Alle ayaa ku  mahadsan si nabad ah noogu soo gabagabeeyey tartan aqooneedkii   ee ka soconayey xarunta dhexe ee Dugsiga ...
02/04/2024

Alle ayaa ku mahadsan si nabad ah noogu soo gabagabeeyey tartan aqooneedkii ee ka soconayey xarunta dhexe ee Dugsiga KISAL.

Tartankaan oo ku saabsanaa qaybta Luqadda Englishka waxaa kulankii Final-ka ahaa ku tartamay kooxaha Group iyo , waxayna guushu raacday .

Hambalyo Hambalyo Hqmbalyo .

02/04/2024

OGEYSIIS MUHIIM AH ....

UJEEDDO : Fasaxa Ramadaanka iyo Ciidul Fidriga

Dugsiga KISAL waxa uu ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiintaba in laga bilaabo maanta 02-04-2024 uu dugsigu fasax yahay, waxaana dib loo furi doonaa 13- 04- 2024 . Insha Allah.

Ogeysiis Muhiim ahWaxaa la ogeysiinayaa bulshada reer gaalkacyood in dugsiga KISAL xarun cusub ku yeeshay dhawaan magaal...
28/02/2024

Ogeysiis Muhiim ah
Waxaa la ogeysiinayaa bulshada reer gaalkacyood in dugsiga KISAL xarun cusub ku yeeshay dhawaan magaalada Gaalkacyo.
Dugsiga ayaa looga bartay waxbarasho tayeysan iyo Bareyaal aqoon u leh waxa ay dhigayaan.

Maamulka dugsiga ayaa u diyaariyey dadka waxbarasha ka daahay Courses lugu qaadanayo waqti gaaban.

Luqadda English-ka oo leh manhaj tayeysan ayaa diyaar kuu ah, waqti cayimana luguugu dhammeynayo.

Ardeyda Schooleyda ah ayaa loo diyaariyey nidaam ay ku heli karaan Muraajaco heer kasta leh.

Fasallo cusub ayaa bilaamaya 02-03-2024 ee fadlan horey u gaar oo baahidaada waxbarasho dabool.

Dugsigu wuxuu shaqeeyaa Full-time iyo Part-time, saacadaha shaqaduna waa Galab iyo Habeen.

MAHADSANIDIIN

Address

Horumar Village
Gaalkacyo

Telephone

+252617074193

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KISAL school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category