Horumar College

Horumar College Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horumar College, Education, Road xero inji, Gaalkacyo.

πŸŽ“ Hambalyo dhammaan ardayda maanta u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Puntland.Waxaad tihiin rajada iyo mustaqbalka da...
30/05/2026

πŸŽ“ Hambalyo dhammaan ardayda maanta u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Puntland.

Waxaad tihiin rajada iyo mustaqbalka dalkeenna. Ku wajaha imtixaanka kalsooni, feejignaan, iyo dadaal.

Horumar College wuxuu idiin rajaynayaa guul iyo natiijooyin wanaagsan.

Guul baan idiin rajaynaynaa!

18/05/2026

πŸ“’ Hadalka Operating Manager

β€” Operating Manager
Horumar College

www.Horumarcollege.com

πŸŽ“πŸ–₯️ Waxaa si guul leh u qabsoomay tababarkii COMPUTER TRAINING day 1 . 🌟 β€œKu Baro Xirfad, Dhis Mustaqbalkaagaβ€πŸ“ Horumar ...
17/05/2026

πŸŽ“πŸ–₯️ Waxaa si guul leh u qabsoomay tababarkii COMPUTER TRAINING day 1 .

🌟 β€œKu Baro Xirfad, Dhis Mustaqbalkaaga”

πŸ“ Horumar College
🌐 Horumarcollege.com

16/05/2026

🌟 We Support Students to Achieve Success

πŸ’š β€œBe A Hero. Save A Life.”

🩺 Waxaa si rasmi ah loo soo xiray tababarkii muhiimka ahaa ee First Aid & CPR ee ka socday Horumar College. πŸš‘πŸ’š β€œBe A Her...
16/05/2026

🩺 Waxaa si rasmi ah loo soo xiray tababarkii muhiimka ahaa ee First Aid & CPR ee ka socday Horumar College. πŸš‘

πŸ’š β€œBe A Hero. Save A Life.”

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaasha iyo macallimiinta dadaalka badan muujiyay.

πŸ’» Horumar College wuxuu idiin soo bandhigayaa tababar gaar ah oo ku saabsan COMPUTER training oo loogu talagalay qof kas...
14/05/2026

πŸ’» Horumar College wuxuu idiin soo bandhigayaa tababar gaar ah oo ku saabsan COMPUTER training oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto aasaaska kombiyuutarka. πŸ–₯️

πŸ“… Axad β€” 17 May 2026
πŸ“ Horumar College

🌟 Ku biir oo horumar samee mustaqbalkaaga!

⚑ Don’t Miss Out!

🌐 Horumarcollege.com

13/05/2026

🩺 Maalintii labaad ee tababarka First Aid & CPR ayaa si guul leh uga socda Horumar College, waxaana bixinaya Dr. Khaliil. πŸš‘

πŸ’š β€œBe A Hero. Save A Life.”

🩺 Maanta si rasmi ah ayuu uga bilowday Horumar College tababarka muhiimka ah ee First Aid & CPR oo socon doona muddo 2 ...
12/05/2026

🩺 Maanta si rasmi ah ayuu uga bilowday Horumar CollegeοΏΌ tababarka muhiimka ah ee First Aid & CPR oo socon doona muddo 2 maalmood ah, waxaana bixinaya Dr. Khaliil. πŸš‘

Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray:
βœ… First Aid Basic
βœ… CPR Basic & Advanced
βœ… Emergency response skills
βœ… Sida loo badbaadiyo bukaanka xaaladaha degdegga ah

πŸ‘¨β€βš•οΈ Ka qeybgalayaashu waxay helayaan aqoon iyo xirfado caafimaad oo muhiim u ah badbaadinta nolosha dadka xaaladaha degdegga ah ku jira.

πŸ’š β€œBe A Hero. Save A Life.”

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardayda iyo kasoo qeybgalayaasha tababarka.

🌐 www.horumarcollege.com

🩺 Horumar College waxaa sharaf weyn u ah inuu idiin soo bandhigo tababarka muhiimka ah ee First Aid & CPR oo uu bixin do...
11/05/2026

🩺 Horumar College waxaa sharaf weyn u ah inuu idiin soo bandhigo tababarka muhiimka ah ee First Aid & CPR oo uu bixin doono Dr. Khaliil β€” oo ah dhakhtar Internal Medicine & Nephrology ah kana yimid Syria, isla markaana muddo 3 sano ah ka shaqeynayay Soomaaliya. πŸš‘

πŸ“… Berri Subax
⏰ 7:00 AM – 8:00 AM
πŸ“ Horumar College Training Hall

Tababarkan wuxuu diiradda saari doonaa:
βœ… First Aid Basic
βœ… CPR Basic & Advanced
βœ… Sida loo badbaadiyo bukaanka xaaladaha degdegga ah
βœ… Practical emergency response skills

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Khaliil wuxuu ardayda iyo ka qeybgalayaasha la wadaagi doonaa aqoon iyo xirfado caafimaad oo muhiim ah.

πŸ’š β€œBe A Hero. Save A Life.”

🌐 www.horumarcollege.com

10/05/2026

πŸŽ“ 𝙃𝙀𝙧π™ͺ𝙒𝙖𝙧 π˜Ύπ™€π™‘π™‘π™šπ™œπ™š ayaa bilaabeysa π˜Ύπ™‘π™–π™¨π™¨π™šπ™¨ π™Žπ™π™€π™§π™© π˜Ύπ™€π™ͺπ™§π™¨π™šπ™¨ πŸš€

πŸ“š Koorsooyinka la bilaabayo:
βœ… Data Analytics
β€’ Excel
β€’ Power BI

βœ… Computer Basic Skills

βœ… Graphic Design

⏳ Mudada koorsooyinka: 2 Bilood

πŸ”₯ Ka faa’iideyso fursaddan si aad u hesho xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay.

πŸ“ Isdiiwaangelintu way furan tahay hadda!
πŸ“ž 905126222
🌎 horumarcollege.com

Address

Road Xero Inji
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horumar College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category