24/01/2023
Qayb kamid ah Ardayda Machadka oo ka shaqaynaya xarumaha caafimaadka guuleysta.
Education is the key of life
24/01/2023
Qayb kamid ah Ardayda Machadka oo ka shaqaynaya xarumaha caafimaadka guuleysta.
Guulo muuqda ayaan gaarnay sanadkii tagay sanadkaana waxaan rajayn meeshii meelka saraysa insha aalh
17/07/2022
Waxaan maamulka iyo macalimiinta macadku u hambalyaynayaan dhamaan ardaydii dhamaysay macadka hayaan.
Asc, dhamaan bulsha waynta ku xiran pageka berri galab oo bishu tahay 28/1/2022 waxaa macadka ka dhacaya shahaado bixinta ardaydii macadka dhameeyay gaar ahaan diploma programka marka dhamaan arday kasta waa inuu yimaada wQtigana uu dhowra
Mahadsanidiin
21/10/2021
Qaar kamida ardayda computerka dhamaysay
06/08/2021
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada Bursalah in macadka barashada caafimaadka ee Hayaan Training Institude uu bilaabay coursooyin cusub oo caafimaadka ah sida......
1) barashada daawooyinka ( pharmacology)
2) barashada shaybaarka ( labrotary)
3) barashada nafaqada iyo nafaqa la'aanta.
4) barashada kalkaaliye/kalkaaliso caafimaad.
Hadaba dhamaan koorsooyinkaa waxaa ka helaysaa macadka Hayaan.
Wixii faahfaahina kala xariir 7888282 ama 7919691
Wabilaahi towfiiq
Waxaa macadku qaadanayaa arday cusub oo caafimaadka iyo computerka gaar ahaan maadooyinka Lixda bilood ee h**e
Maadada computerka ardayda laqaadanayaa waa bacdal baqrib waana 3bilood oo kali caafimaadkuna waa galab
Mahadsanidiin
05/09/2020
Qalinjabinta ardaynimo mahan mid fudud.
Inaad ka qalinjabiso macad iyo xarun jaamacadeed mahan wax fudud waa xaalad aad u adag una baahan dhabar adayg iyo dadaal dheeri ah waa xaalad ku keenikarta in arday badan noqdaan kuwo nolosha ka dhaca gaar ahaan xiliga safarkaa lagu jiro.
Waa guul uu jecelyahay inu arday walba gaaro lakin mahan mid si sahlan lagu helo.
Waxaa uu macadka hayaan training institute u hambalyaynayaa farxadana la qaybsanayaa ardaydii dhamaysay macadka sanad dugsiyeedka 2019-2020 kuwaas oo ahaa 37 dhameeyayna maadooyinka caafimaadka iyo computerka wuxuu maamulka macadku u rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo inay waxbarashadooda sii wataan oo aanay ka caajisin runtii waxbarashadu waa iskabtaa waa inaad barataan noocyada cilmiga waana inaad uga faaiidaysaan cilmiga aad barateen deegaanka
Mahadsanidiin
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku dhaqan magaalada bursalah iyo nawaaxigeeda in macadka hayaan training institute uu qaadanayo arday cusub sanadka 2020-2021 coursooyinka macadku qaadanayo waxaa kamida:-
1) shareeca diploma one year
2) Nutrition diploma one year
3) pharmacology diploma one year
4) community development diploma one year
Sidokale macadku wuxuu bixinayaa taraynino kala duwan oo free ah hadaba horay u gaar xarunta macadka hayaan ee magaalada bursalah ama kala xarir
+252906919691 ama 6442259 ama 7022284 ama 7769785