15/12/2020
" Oraahda ah taariikhdu way soo noqnoqotaa Runtii waa mid xaqiiq ah "
Labadan sawir waxa aan qaaday Aug-2019 Xiligaas oo aan ku jiray qulqulka raadinta khibrad igaga filan suuqan , Tani waxa ay isiinaysaa awood aan ku qabo kalsooni buuxda xirfadayda maadaama aan khibrad , waayo aragnimo iyo aqoon aad u saraysa aan ka dhaxlay mudadii aan ku jiray suuqan .
Waqtigaas waxaan isticmaalayay Market structure oo markaasi uun bilaw ahaa Alx maanta waxaan arkaa 1.5 sano ka dib inuu suuqu weli ku taaganyahay structurskii iyo weliba nashqadihiii uu xiligaas samaynayay , aniga oo uga faaidaysanay sidii h**e si ka badan.
Nagala soo xiriir
Ku soo biir telegramkayga https://t.me/EliteTradingstructure