14/10/2019
Waa arday jamacadeed waxa sidaa wax uqorshaynayo
Waa in wax ay kabartaan siyasiyiinta somaliyeed mamul wanaaga ardayda j.bada cas.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RSU Centre for continuing Education, Educational Research Center, Israac/Jamac Bihi, Gaalkacyo.
The Red Sea University Centre for Continuing Education (RSUCCE) is an academic Centre of Responsibility under the Red Sea university Chancellery which was established in 2018, specifically to pioneer the concept of “Lifelong Education”
14/10/2019
Waa arday jamacadeed waxa sidaa wax uqorshaynayo
Waa in wax ay kabartaan siyasiyiinta somaliyeed mamul wanaaga ardayda j.bada cas.
08/09/2019
Redsea university
Ogaysiis muhsin ah
****************************
Mac-hadka jamacada badacas waxu ogaysinayaa dhamaan dadka jecel wax barashada in uu mac-hadka bilabi doono course first Aid _gargaarka degdeg ga ah oo free ah , waxuna soconayaa mudo 20 Malmood kafaa idaysi wacan
22/07/2019
Waxa manta kadhacy mac-hadka jamacada bada-cas tababar kusabsan
1.General of computer science
2.information technology
3.impect of social media
Waxa loqbtay tabarka ardayda dugsiyada sare dhamaysay.
23/06/2019
Jaamacadda Badda Cas, xarunteeda Gaalkacyo waxay ogeysiineysaa dhammaan bahda caafimaadka in ay bilbaaban doonto koorso caafimaad oo ah (Medical Physiology) taas oo bilaaban doonta Kowda July 2019 kuna eg dhammaadka bisha August 2019.
Is diiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta jaamacadda ee ka soo horjeedka Shirka Somtel.
Mahadsanidiin.
04/04/2019
| Monday | 08:00 - 18:00 |
| Tuesday | 08:00 - 18:00 |
| Wednesday | 08:00 - 18:00 |
| Thursday | 08:00 - 18:00 |
| Saturday | 08:00 - 18:00 |
| Sunday | 08:00 - 18:00 |