Hooyo Xabiibo - Namudajiya Primary & Secondary School

Hooyo Xabiibo - Namudajiya Primary & Secondary School Boggani waa ardaaga rasmiga ah ee Dugsiga H/dhexe sare ee Hooyo Habiibo - Namudajiya

Alxamdu Lillaah.Guul & horumar wacan
23/08/2026

Alxamdu Lillaah.
Guul & horumar wacan

πŸŽ“ HAMBALYO Hooyo XABIIBO – GUUL LAGU FARXOMaashaa Allaah! Dugsiga Sare ee Hooyo Xabiibo wuxuu ku faraxsan yahay natiijad...
22/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO Hooyo XABIIBO – GUUL LAGU FARXO

Maashaa Allaah! Dugsiga Sare ee Hooyo Xabiibo wuxuu ku faraxsan yahay natiijada wanaagsan ee uu ka keenay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland 2026.

Dugsigeennu wuxuu kaalimo wanaagsan ka galay dugsiyada Puntland oo dhan, isagoo gaaray:

πŸ₯‡ Af-Soomaali – Kaalinta 1-aad
Islamic Studies – Kaalinta 5-aad
Arabic – Kaalinta 5-aad
Geography – Kaalinta 5-aad
History – Kaalinta 5-aad
ICT – Kaalinta 6-aad
English – Kaalinta 8-aad

Guushan waxay ka dhalatay dadaalka ardayda, macallimiinta, maamulka iyo taageerada waalidiinta.

Waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay in dhammaan ardayda Form 4 ay gudbeen imtixaanka, isla markaana ay keeneen natiijooyin wanaagsan. Sidoo kale, tani waa dufcaddii ugu horreysay ee Form 4 ee ka baxda Dugsiga Hooyo Xabiibo.

Hambalyo dhammaan ardayda, macallimiinta, maamulka iyo waalidiinta.

πŸ† Hooyo Xabiibo – Guul, Horumar iyo Mustaqbal Wanaagsan!

πŸ† KAALINTA 5AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA GEOGRAPHYDugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo ...
22/08/2026

πŸ† KAALINTA 5AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA GEOGRAPHY

Dugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo dhan, maadada Geography, isagoo helay 67.57 dhibcood.

Dadaal, karti iyo guul. πŸŽ“

Hambalyo Hooyo Xabiibo!

πŸ† KAALINTA 5AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA HISTORYDugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo dh...
22/08/2026

πŸ† KAALINTA 5AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA HISTORY

Dugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo dhan, maadada History, isagoo helay 67.23 dhibcood.

Guul kale oo lagu daray taariikhda Dugsigeenna. πŸŽ“

Hambalyo Hooyo Xabiibo!

πŸ† KAALINTA 5AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA ARABICDugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo dha...
22/08/2026

πŸ† KAALINTA 5AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA ARABIC

Dugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo dhan, maadada Arabic, isagoo helay 65.94 dhibcood.

Guul ka tarjumaysa dadaalka ardayda iyo macallimiinta. πŸŽ“

Hambalyo Hooyo Xabiibo!

πŸ† KAALINTA 6AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA ICTDugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 6aad ee dugsiyada Puntland oo dhan, ...
22/08/2026

πŸ† KAALINTA 6AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA ICT

Dugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 6aad ee dugsiyada Puntland oo dhan, maadada ICT, isagoo helay 64.00 dhibcood.

Guul iyo horumar mudan in lagu faano. πŸŽ“

Hambalyo Hooyo Xabiibo!

πŸ₯‡ KAALINTA 1AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA SOMALIDugsiga Hooyo Xabiibo ayaa kaalinta 1aad ka galay dhammaan dugsiyada Puntlan...
22/08/2026

πŸ₯‡ KAALINTA 1AAD EE PUNTLAND β€” MAADADA SOMALI

Dugsiga Hooyo Xabiibo ayaa kaalinta 1aad ka galay dhammaan dugsiyada Puntland, maadada Af-Soomaaliga, isagoo helay 79.27 dhibcood.

πŸ† Guul weyn! Sharaf weyn!

Hambalyo Hooyo Xabiibo!

πŸ† GUUL IYO KALAALINTA 5AAD EE PUNTLAND              Maadada Islamic StudiesDugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5a...
22/08/2026

πŸ† GUUL IYO KALAALINTA 5AAD EE PUNTLAND
Maadada Islamic Studies

Dugsiga Hooyo Xabiibo wuxuu galay Kaalinta 5aad ee dugsiyada Puntland oo dhan, maadada Islamic Studies, isagoo helay 66.34 dhibcood.

Guul sharaf u ah Dugsigeenna iyo ardaydeena. πŸŽ“

Hambalyo Hooyo Xabiibo!

πŸŽ“ MAALIN TAARIIKHI AH OO KU SOO KORDHAY TAARIIKHDA DUGSIGAMaanta waa maalin gaar ah oo taariikhi u ah Dugsigeenna, iyado...
22/08/2026

πŸŽ“ MAALIN TAARIIKHI AH OO KU SOO KORDHAY TAARIIKHDA DUGSIGA

Maanta waa maalin gaar ah oo taariikhi u ah Dugsigeenna, iyadoo la soo bandhigay natiijooyinka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Form 4 – 2026.

Waxaan ku faraxsanahay in gabdhaheena Form 4 ay keeneen natiijooyin aad u wanaagsan, iyagoo noqday dufcaddii ugu horreysay ee Form 4 ka baxda Dugsigeenna. πŸŽ“πŸŒŸ

πŸ’― Waxaa sharaf iyo farxad noo ah in dhammaan ardayda Dugsigeenna ay gudbeen imtixaanka, mana jirto hal arday oo ku dhacday.

Hambalyo dhammaan ardayda, macallimiinta, maamulka iyo waalidiinta ka qayb qaatay guushan.

🀲 Alle ha u barakeeyo aqoontooda, hana u fududeeyo mustaqbalkooda.

Dufcaddii Koowaad β€” Guultii Koowaad! πŸ†πŸŽ“

 !Ma doonaysaa in gabadhaadu hesho waxbarasho tayo leh iyo xirfad gacanta lagu barto?Ku soo biir Dugsiga Hoose, Dhexe iy...
28/07/2026

!

Ma doonaysaa in gabadhaadu hesho waxbarasho tayo leh iyo xirfad gacanta lagu barto?

Ku soo biir Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Hooyo Xabiibo Namuudajiya, oo ah dugsi gabdho keliya loogu talagalay, kana shaqeeyaan macallimiin dumar ah oo khibrad leh.

Waxaan bixinnaa:

βœ… Waxbarashada Manhajka Puntland
βœ… Cunto Karinta
βœ… Qurxinta & Cillaan Saarista
βœ… Harqaan (Tailoring)
βœ… Samaynta Dhar & Boorsooyin
βœ… Deegaan waxbarasho oo ammaan ah
βœ… Diyaargarow Jaamacad iyo Suuqa Shaqada

🌸 Mustaqbalka gabadhaada maanta ayuu ka bilaabmaa!

πŸ“ Goobta: Gaalkacyo

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
906795042
907231899

Ku soo dhawoow Dugsiga H/dhexe ee Hooyo Habiibo - Namuudjiya

Address

Near To Suuq-Barwaaqo/Manhal Hospital
Gaalkacyo

Telephone

+252907341862

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hooyo Xabiibo - Namudajiya Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category