Bilal Adult School Galkacyo

Bilal Adult School Galkacyo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal Adult School Galkacyo, Education, wadajir village, Gaalkacyo.

โ€œBilal Adult School Galkacyo waa xarun waxbarasho oo bixisa fursado waxbarasho oo tayo leh oo loogu talagalay dadka waaweyn, iyadoo diiradda la saarayo horumarinta aqoonta iyo xirfadaha bulshada.โ€

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 28/07/2026

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardada dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay si mug leh u soo dhawaynayaan musharax madaxwayne .
Waxaan rajaynaynaa in uu hormar, iyo barwaaqo u hurseedi doono dhamaan dadwaynaha reer Galmudug iyo guud ahaan bahda waxbarasha Gobolka Mudug.

29/06/2026

Admission is open in academic year 2026-2027

Ogeysiis muhiim u ah Bulsho weynta magaalada Galkacyo. Waxaa laga Ogeysiisnayaa in dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee bilaal adult Galkacyo uu qaaadan doono arday cusub haday noqoto. kuwo bilowga ah (preparation) kuwa dugsiga dhexe (primary) iyo kuwa dugsiga sare (secondary) wuxuuna dugsigu shaqeynayaa xiliyada Subixii, Galabtii iyo Habenkii wixii Faahfaahin Dheeraad ka fadlan la xiriir. qaybta maamulka Dugsiga

0619710171 ama 0616764817

25/06/2026

Fasaxa Sanad Waxbarasheedka 2025_2026

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 17/06/2026

Maamulka, macalimiinta iyo waalidiinta dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay farxada la wadaagayaan una hambalyaynayaan ardayda fasalka 8aad ee maanta imtixaanku u soo dhamaaday.
natiijo aad u wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhamantiin insha insha allah
17/6/2026

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 05/06/2026

Kulan Dalxiis

Waxaa munaasabad si heer sare ah loo qabtay oo ay soo agaasimeen ardayda fasalka 8aad ee ciwaankedu ahaa โ€œMahadsanid Macalin io Dalxiis โ€ay ka dhacday Beerta dalxiiska taas oo lagu muujiyay qadarin, mahadnaq iyo xushmad ay ardaydu u hayaan macalimiintooda sharafta leh.

Macalimiinta waa iftiinka bulshada iyo hagayaasha mustaqbalka jiilka soo koraya. Mahadsanidiin dadaalka, samirka iyo aqoonta aad nagu hagteen. ๐ŸŒน๐Ÿ“š


31/05/2026

Fasalka 8aad Sanad waxbarasheedka 2025-2026

30/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Sanad-dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Bilal Adult School Galkacyo
Here we go ๐Ÿคž๐Ÿคž๐Ÿคž

26/05/2026

EID MUBARAK

25/05/2026

Waxaa inoo soo xirmay Tartan Aqooneedkii Fasalka 8aad ee Aqoon Kobac Sanad waxbarasheedka 2025-2026.
Tartan waxaa loo qabtay fasalka 8aad si loogu dhiso aqoontood madaadama ay galayaan imtixaanka dawlada
Dhamaantood waxay maamulka iyo macalimintu urajeenayaa Guulo badan oo farxad leh

Photos from Bilal Adult School Galkacyo's post 20/05/2026

๐ŸŽ“ Mahadsanid Macalin ๐ŸŽ“

Waxaa munaasabad si heer sare ah loo qabtay oo ay soo agaasimeen ardayda fasalka 8aad ee ciwaankeedu ahaa โ€œMahadsanid Macalinโ€, ay ka dhacday hoolka dugsiga Bilal Adult School Galkacyo taas oo lagu muujiyay qadarin, mahadnaq iyo xushmad ay ardaydu u hayaan macalimiintooda sharafta leh.

Macalimiinta waa iftiinka bulshada iyo hagayaasha mustaqbalka jiilka soo koraya. Mahadsanidiin dadaalka, samirka iyo aqoonta aad nagu hagteen. ๐ŸŒน๐Ÿ“š


Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadajir Village
Gaalkacyo
11221122