Ileys vocational training center

Ileys vocational training center Office Galakcyo

Graduation ceremony
22/10/2021

Graduation ceremony

HAMBALYO HAMBALYODhamaan ardayda ka qalanjabisay xaflada manta tr 21/ oct/ 2021 ka qalan jabisay Ileys Vocational Traini...
21/10/2021

HAMBALYO HAMBALYO
Dhamaan ardayda ka qalanjabisay xaflada manta tr 21/ oct/ 2021 ka qalan jabisay Ileys Vocational Training Center
Dufcadii 3 aad iyo 4 aad
Founded By : CISP
Imp By: Ileys Vocational Training Center

Qeyb 1aad ee sawiradii maanta

Ileys Vocational Training Center       #
14/10/2021

Ileys Vocational Training Center
#

16/04/2021
   Horumarinta xirfadaha gacanta
15/04/2021


Horumarinta xirfadaha gacanta

OGEYSIIS OGEYSIISDhamaan ardeyda ka aflaxday dugsiga farmada gacanta ee ileys waxaa la ogeysiinayaa najiitada examka lad...
31/12/2019

OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan ardeyda ka aflaxday dugsiga farmada gacanta ee ileys waxaa la ogeysiinayaa najiitada examka ladhajiyy
Mahad sanidiin

Tr:31/Dec/2019
4:00 Am
Ileys Vocational Training Center
#

Horumarka iyo Hiigsiga  # Ileys Vocational Training Center
29/12/2019

Horumarka iyo Hiigsiga
# Ileys Vocational Training Center

Xaflada xiritaanka dufacada 3aad waxaan u Hambalyo u direnaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda waqtiga wada ...
15/12/2019

Xaflada xiritaanka dufacada 3aad waxaan u Hambalyo u direnaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda waqtiga wada qaaty
Xirafada ee barteen ardayda
1: Caafimaad
2: Computer/ Business
3: qurxinta dumarka
# Galkacyo Office

 # maryan Cali waxa ay ka mid tahay ardayda ka aflaxdy dugsiga farmada gacanta ee ileys ILeys vocational training center...
07/12/2019

# maryan Cali waxa ay ka mid tahay ardayda ka aflaxdy dugsiga farmada gacanta ee ileys
ILeys vocational training center (I.V.T.C)
Waxa ka baraty Xirfada Harqaanka *Tailor*
Maryan xirafadii ka barty ileys waa ku shaqatagty.

Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda dhigata iskuulka ileys xirfadaha iyo tobobarada gaar ahaan  qurxinta dumarka  (B.salon...
21/11/2019

Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda dhigata iskuulka ileys xirfadaha iyo tobobarada gaar ahaan qurxinta dumarka (B.salon) shalay soo bandhigeyn practice ku saabsan xirfadii barteen .
Teacher B.salon (Xaliimo Abshir Xirsi)

28/09/2019

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252617852489

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys vocational training center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ileys vocational training center:

Shortcuts

Share

Category