Baraka college

Baraka college

Share

hoyga barashada xirfadaha ee baraka

07/02/2024

mudo kooban ku baro basic computerka |

ka faaidayso hadii aad galkacyo joogto fursadaan oo baro isticmaalka computerka.

04/02/2024

𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 | 𝐀𝐝𝐨𝐛𝐞 𝐏𝐡𝐨𝐭𝐨𝐬𝐡𝐨𝐩 𝐂𝐂

Kuso dhowoow course cusub oo aad ku baran doonto xirfada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧-ka.

Course-kaan waxaa loogu talagalay qof walba oo daneenaya in uu barto 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ama sare u qaado xirfadiisa graphic design-ka.

Course-kaan waxaa bixin doona eng ayuub mahamud oo ah 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐞𝐫 Mudo badana kasoo shaqaynyay bosaaso iyo galkacyo lana soo shaqeeyay shirkado iyo clients aad u balaaran, waxaana rajaynaynaa in aad qibradaasi kala wareegtaan macalinka.

Collage ku wuxuu ku yaal aag guriga gobolka galkacyo, puntland, somalia

Si aad u hesho xog dheeri ah oo ku saabsan course-ka nagala so xiriir.
https://wa.me/252907396388 ama naga soo wac 0906795189

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo