Aadan Abdulahi shiike

Aadan Abdulahi shiike Aadan Shiike

Ciid mubaarak
31/03/2025

Ciid mubaarak

27/12/2023

Gasa aya noqon doonta qabuuraha yahuuda sidaa waxa yiri afayeenka xamaas abuu cubeyda

27/12/2023

Deg deg xamaas o bilowday diyaarado kaduwan kuwii h**e qalabka ku xeran aya lasheegay in u ka dhuuman karo nidaam difaceedka isra,iil + wa cabsi kle o yahuuda kutimid sida la ogyahay xamaas aya wada diyaar garoow hoose o ay ku diyarineeyso kumanaan Daroon ah

26/12/2023

Daawo ciidamada yahuuda o firxad ah ayagoo kujabay dagaal kadhacay xaafada sh ridwaan e gasa

26/12/2023

Daawo sida looga adeegtay yahuuda tan iyo intii u socday dagaalka loogu magac daray dufaanun aqsa

26/12/2023

Deg deg muqawumada kataa,ibul qasaam aya cagta mariyay ciidanka isra,il xilli ay rabeen in ay baraan gododka dhulka hoosmara waxaana kudhacay wax aysan fileeyn

25/12/2023

Deg deg abuu cubeyda afayeenka xamaas aya sheegay in ay dileen 48 askari o yahuud ah kuna dileen qanyoonis daawo o share dheh madad snd

23/12/2023

Sida uu alle inosheegay yahuud wey jabi dontaa ama mareykan wacda ama sheydaan kle wacda reer gasa alle ayaa la jira

22/12/2023

Diyaradaha isra,iil aya wada duqeeyn ayagoo begsanaaya goobaha ay shacabku ku badan yihiin wll ugu yaraan uducee in alle guusha siiyo reer gasa

Address

Galkayo
Gaalkacyo

Telephone

+252618833611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan Abdulahi shiike posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aadan Abdulahi shiike:

Shortcuts

Share