Tubta Toosan

Tubta Toosan Tubta toosan waxaad kaheli wanaag & wax kufarxad galiya

01/11/2025

⭐️ Naadiga Akhris Aayatiin Leh⭐️

📚 Mawduuca baxay: Akhrisku waa iftiin,nolol & furaha horumarka
🎙️ Drs: Maymuun Axmed
🗓️ 1/11/2025
⏰ Habeen sabti ah
📍 Goobta: Telegram Live

Nadwo cilmiyeedii 4aad oo ah mid sanadkasta xiliga xagaaga loo qabto hoyooyinka & hablaha ayaa lagu qabtay magaaladda ga...
25/07/2025

Nadwo cilmiyeedii 4aad oo ah mid sanadkasta xiliga xagaaga loo qabto hoyooyinka & hablaha ayaa lagu qabtay magaaladda gaalkacyo.

Nadwadda ayaa Waxa so agasimay xafiska dumarka ee mu’asasada all minhaaj

1️⃣ أمهات المؤمنين قدوة على مر الزمان
Hoyoyinkii muminaatka waa tusalayaalka xili kasta
🗣️ Ustaada Duniyo Ciise

2️⃣ اللائحة الذهبية للمرأة الناجحة
Qawaacida dahabiga ah ee gabadha guulaysatay ay leedahay
🗣️ Ustaada Maryam Maxamuud

Hotel aaran bay kaqabsontay
Galabta 25/7/2025

---🌟📣 OGEYSIIS MUHIIM AH 📣 🌟Waxaa si xushmad leh *loogu wargelinayaa dhammaan haweenka ku nool magaalada Gaalkacyo* in l...
24/07/2025

---

🌟📣 OGEYSIIS MUHIIM AH 📣 🌟

Waxaa si xushmad leh *loogu wargelinayaa dhammaan haweenka ku nool magaalada Gaalkacyo* in la qabanayo *NADWO CILMIYEED QIIMO LEH* oo gaar u ah dumarka. Nadwadan oo sanadkan maraysa *SANADKEEDII 5AAD*, waxay xambaarsan tahay iftiin iyo waano loogu talagalay in lagu hormariyo nolosha haweenka.

🎯 Halkudhigga Nadwada:
“Noloshaada ku nuuri cilmi & khayr”💡📚

📚 Mawduucyada & Culimada So jeedinaysa:

1️⃣ أمهات المؤمنين قدوة على مر الزمان
🗣️ Ustaada Duniyo Ciise

2️⃣ اللائحة الذهبية للمرأة الناجحة
🗣️ Ustaada Maryam Maxamuud

✨Nadwadu waxay xambaarsan tahay nashaadyo xiiso leh & abaalmarinno qaali ah oo dhiirrigelinaya ka qaybgalayaasha.

🗓️ Taariikhda: Jimce, 25 Luulyo 2025
🕓 *Waqtiga: 4:00 galabnimo
📍 Goobta:* *Hotel Aaran – Gaalkacyo

--
💫 Kusoo dhawoow munaasabad cilmiga, khayrka & kobcinta nafta ah!
Ha moogaanin fursaddan qaaliga ah ee noloshaada beddeli karta.
---

21/06/2025
Waxa shalay o ahayd 20/6/2025 bilowday barnaamijka   AAYATIIN LEH, barnaamijkan o socon doona mudo kooban ayaa hadafka l...
21/06/2025

Waxa shalay o ahayd 20/6/2025 bilowday barnaamijka AAYATIIN LEH, barnaamijkan o socon doona mudo kooban ayaa hadafka laga leyahay uu yahay in lahelo hablo naftooda & bulshadodaba anfaca.

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Xafiiska mu’asasada minhaaj mudug e dumarka waxa uu ogaysiinaya hablaha jecel akhriska in uu ...
20/06/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Xafiiska mu’asasada minhaaj mudug e dumarka waxa uu ogaysiinaya hablaha jecel akhriska in uu bilaabanayo barnaamijka AKHRIS AAYATIIN LEH, oo logu talagalay inay kafaa’idaystaan dhamaan gabdhaha jecel inay kusoo biiraan ama wax ka ogaadan caalamka wax akhriska , barnaamijka ayaa qaab online kusocon doona mudo kooban & kitaab/bugaag wax tar uleh cidlasta kasta o akhrisa .

Barnaamijkan o laqaban doono fasaxa xiliga xagaaga ayaa Kulankiisa kobaad galabta jimcaha 20/6/2025 kaqabsoomi doona maktabada ramadaan ee kutaal masajidka ramadaan qaybta sare.

Aqoon, waayo aragnimo & hurumarbakaaguba akhriska ayuu kujira📚.

تكبييييييييىر  الله اكبر الله اكبر
28/05/2025

تكبييييييييىر
الله اكبر الله اكبر

OGAYSIIS MUHIM AH👇Waxaa la ogaysiinaya hablaha jecel khayrka in ay jirto muxaadaro qiimo badan habenka jimcaha sogalayo ...
28/05/2025

OGAYSIIS MUHIM AH👇
Waxaa la ogaysiinaya hablaha jecel khayrka in ay jirto muxaadaro qiimo badan habenka jimcaha sogalayo ee kafaa’idaysi wacan siina gaarsi inta aad lajeceshahay khayrka,adna siyaadso ajarka o hel gabadha so ajiitay ajarkeeda o kale.
Goobta waa tubta toosan ee hablaha 👇
https://t.me/+qBXyJjN6_eIxNzBk

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN HABLAHA KHAYRKA JECEL WAXA LA OGAYSIIN IN AY JIRTO WACYI GALIN CAAFIMAAD GALABKA JIMC...
21/05/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
DHAMAAN HABLAHA KHAYRKA JECEL WAXA LA OGAYSIIN IN AY JIRTO WACYI GALIN CAAFIMAAD GALABKA JIMCAHA & MASJIDKA RAMADAAN BACADAL CASAR 4:00PM
KAFAA’IDAYSI WACAN SIINA FAAFIYA

28/03/2025

Tix kawaramaysa isku tashiga & taagerida aggoonta & danyarta.
xafsa

28/03/2025

Agoonta hala ogaado o ilinta halaga tiro.

Address

Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tubta Toosan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share