18/08/2024
Ogeysiis. Ogeysiis ogeysiis
Dhammaan waxaa la ogeysiinaya Macalimiinta in machadka tababarada ee Faatix uu idiin diyaariyey koorso dhammeystiran oo ku saabsan Macalinimada.
Ka faaiidaysi wacan
Wixii faahfaahin intaa dheer kala xiriir , WhatsApp lambar : 905 076 869