Abwaan Geeljire

Abwaan Geeljire kaga bogo murti nocwqlba

15/03/2024

Waxaan canbaareynayaa weerarkii bahalnimada ahaa ee ay Argagixisada Alshabaab ku beegsatay shacabkii & Masuuliyiintii ku sugnaa Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho.

https://t.me/sharifshahmed

15/03/2024
15/03/2024

Soonqaad wanaagsan Soomaali idilkeed. Allaha bishan barakaysan naga dhaxalsiiyo xishood, xaaraan ka dhawrsi, naxariis, iyo danbidhaaf.

15/03/2024

Tan iyo xalay wuxuu u taagnaa soo afjarida weerarka Hotel SYL.

Maxamed Gaanyac Cabdulle, Taliyaha Ciidanka Hubeysan ee NISA, sida Waran, Gaashaan iyo New Waran.

08/03/2024

Isma lahayn cumardhuulaadan ku cidlooni

03/03/2024

Libaax bugeeye oomaxkamad labeègsaday orgi ri kakufsaday

28/02/2024

Soòmaalidaan gubmooyee inay gamada loodiiday iyo abwaan muxiyadiin shaahid dhagaysi wacan

28/02/2024

Soomaaliyeey igahooya caraway murtidu haybad leedahaye iyo abwaan suugaani daawasho wacan

28/02/2024

Asc asxaabta qaaligaa waiting salaamay

Address

Soomaliya
Gaalkacyo

Telephone

+252618370455

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Geeljire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category