05/06/2026
๐ฟ Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka! ๐
๐๐น-๐๐บ๐ฟ๐ฎ ๐ฉ๐ฒ๐๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฟ๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ waxay dhammaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka oo ku beegan 05 June.
Maalintani waa fursad lagu xasuusto muhiimadda ilaalinta deegaanka, dhirta, biyaha iyo dhammaan khayraadka dabiiciga ah ee nolosheennu ku tiirsan tahay.
Aan si wadajir ah uga shaqayno deegaan nadiif ah, cagaaran, isla markaana waara si aan uga tagno jiilasha soo socda mustaqbal wanaagsan.
๐ฑ Ilaali Deegaankaaga, Ilaali Noloshaada.
Haddii aad xiisaynayso barashada Culuumta Deegaanka (Environmental Science), Al-Imra Veterinary College waxay ku siinaysaa fursad aad ku kobcin karto aqoontaada deegaanka, ilaalinta khayraadka dabiiciga ah, iyo horumarinta mustaqbal waara.
๐ Haddii aad ka faa'iidaysanayso koorsada Culuumta Deegaanka, halkan hoose iska diiwaangeli:
๐๐๐๐๐๐
https://docs.google.com/forms/d/1kIZL5cEQvCtWjhac4ylg8qoxOyI3xsBtAbXiZiQ8sFQ/edit?pli=1
๐ 252904059985
๐ 252664059985