14/07/2023
FURSAD SHAQO
Xarunta hal-abuurka iyo Technology-da ee T-Hub waxaa ogaysiinaysaa dhammaan bulshaweynta magaalada Gaalkacyo in ay jirto fursad shaqo oo ka bannaan xarunta T-Hub xafiiskeeda Gaalkacyo.
Shaqada Banaaan: Caawiye xoghaye (Secretariat Assistant).
Goobta : GaalkacyoโPuntland -Somalia .
Booska: Hal boos.
Wakhtiga Qabashada Araajida : 14 ka- 20 ka - July - 2023.
Shuruudaha laga Rabo Codsadaha:
1. In uu wato shahaado Jaamacadeed oo ah Siyaasadda iyo xidhiidhka Caalamiga ah, dhaqaalaha, Computer-ka, Maamulka & Xisaabaadka.
2. In uu yahay qof aamin ah.
3. In uu yahay qof dabeecad wanaagsan oo ku fiican qancinta dadwaynaha.
4. In uu horay uga soo shaqeeyay goobaha waxbarashada iyo xisaabaadka ugu yaraan laba (2) sano.
5. In uu ku Fiican yahay Xisaabaadka & Computerka.
6. In uu si fiican u yaqaan Luqada English qoraal ahaan iyo hadal ahaanba.
7. In uu leeyahay aqoon & Xirfad shaqo xafiis.
F.G: Waxaa lagu soo aadinayaa codsiyada Email-kan hoose.
Email: [email protected]
Waxaa aad loo dhiirigelinayaa araajida codsi ee dumarka.
Mahadsanidiin.