Al-Hilaal School Galdogob

Al-Hilaal School Galdogob Bogga Rasmiga ah ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Al-Hilaal Primary School Galdogob Mudug Somalia.

11/09/2026

New Al-Hilaal iskuul Galdogob

Ku soo dhawoow Al-Hilaal iskuul Galdogob oo soo kordhisay  wax-barasho casri ah
28/08/2026

Ku soo dhawoow Al-Hilaal iskuul Galdogob oo soo kordhisay wax-barasho casri ah

Fasaxa maalmaha mowlidka Nebiga csw
24/08/2026

Fasaxa maalmaha mowlidka Nebiga csw

20/08/2026

Machadka barashada shareecada ee imaamu-muslim waa goob ku suntan aqoon, hal-abuur, iyo karti.
Waxaan aad ugu faraxsanahay oo aan boogaadinaynaa dadaalka uu machadku wado, waana ku garab-taaganahay dadaalkaas.
Machadda imaamu-muslim waxaa naga dhexeeya iskaashi dhan walba ah.
Waxaana bulshada ugu baaqaynaa in ay machadka wax ka bartaan, oo ay ka faaiidaystaan.

18/08/2026

Waraysi maamo maryan c/lle ashkir

15/08/2026

Kalmaddii xildhibaan beelo warsame

15/08/2026

Kalmaddii sheikh C/risaaq sheikh ismaaciil

14/08/2026

Xafladda qalinjabinta ardayda Mu,asasada Al-Hilaal School Galdogob.

Sawiro
14/08/2026

Sawiro

14/08/2026

Xafladda dhiirigelinta ardayda dhammaysay Qur'aanka kariimka iyo sagootinta ardayda ka qalin badalatay fasalka 8aad

Address

Gaalkacyo
2019

Telephone

+252907041610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Hilaal School Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Hilaal School Galdogob:

Shortcuts

Share

Category