Macrifa Primary and Secondary School Galkio

Macrifa Primary and Secondary School  Galkio education

Waxaa saakay oo arbaco ah tariikhdu tahay 22/4/2026Oo bilaabanaayo Tartan Aqooneedka Sannad Dugsiyeedka 2025_2026 Ardayd...
22/04/2026

Waxaa saakay oo arbaco ah tariikhdu tahay 22/4/2026
Oo bilaabanaayo Tartan Aqooneedka Sannad Dugsiyeedka 2025_2026
Ardayda waxa u rajeenayaa Rajo iyo guul wanaagsan
Insha allah

19/04/2026

π–π€π‘π†π„π‹πˆπ.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, waxa ay la Wadaagaysaa Ardayda, Waalidiinta iyo Maamulada Dugsiyada Galmudug, Xilliga la qaadayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee 𝙁𝙖𝙨𝙖𝙑𝙠𝙖 πŸ΄π™–π™–π™™ πŸπŸŽπŸπŸ“-πŸπŸŽπŸπŸ”.

- πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ -

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS  MUHIIM AH dhammaan ardayda iskuulka macrifa Primary and secondary school  11/4/2026
10/04/2026

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM AH dhammaan ardayda iskuulka macrifa Primary and secondary school
11/4/2026

05/02/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxa halkaan Hambalyo uga dirayaa Gadoomiyeha iyo Gadoomiye ku xig...
05/02/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxa halkaan Hambalyo uga dirayaa Gadoomiyeha iyo Gadoomiye ku xigeen
Gadoomiyaha waxa loo doortay
Mudane Maxamed Cabdiqani Maxamed
Gadoomiye ku xigeenka mudane Sadri Cabdi Axmed
Waxa ay dhacday doorashada 5/2/2026 Maallin Khamiis ah

Saadaali labadaan qof yaa guuleeysanaayo Bari oo khamiis ah taariikhdu tahay 5/2/2026Insha allah
04/02/2026

Saadaali labadaan qof yaa guuleeysanaayo
Bari oo khamiis ah taariikhdu tahay 5/2/2026
Insha allah

03/02/2026
Alx Waxa maantay soo dhammaaday Imtixaan dhexe sannad dugsiyeedka 2025_2026Taariikhdu  tahay 14/1/2026 maalin arbaco ah....
14/01/2026

Alx
Waxa maantay soo dhammaaday Imtixaan dhexe sannad dugsiyeedka 2025_2026
Taariikhdu tahay 14/1/2026 maalin arbaco ah.
MIDTERM EXAMINATION 2025_2026

Macrifa Primary and Secondary School Galkio
KALA XARIIR TEELKA ISKUULKA MACRIFA
0615080362/0614777542

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed Meel kasta ay joogaan .Macrifa Primary and Secondary Scho...
21/11/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed Meel kasta ay joogaan .
Macrifa Primary and Secondary School Galkio

26/08/2025

waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno in Macriifa Primary & Secondary School uu sanadkiisii ugu horreeyay ee soo saarista ardayda fasalka 8aad uu galay KAALINTA LABAAD
iskoolada ugu sareeya degmda galkacyo
1.wadjir primary &secondary school
2.Macriifa Primary & Secondary School

imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada ee Galmudug

Tani waa caddayn ah dadaalka iyo tayada waxbarasho ee Macriifa School, iyo sida ay uga go’an tahay in ay ardayda u horseedo guul iyo mustaqbal ifaya.

Hambalyo ardayda dadaashay, macallimiinta hagay, iyo waalidiinta garab istaagay.
Guushan waa bilowgii safar dheer oo guulo kale oo waaweyn Inshaa Allaah.

Macriifa Primary & Secondary School wuxuu u taagan yahay:
Waxbarasho tayo leh
Anshax iyo akhlaaq wanaagsan
Mustaqbal ifaya oo ardayda horyaalla

Guusani waa tallaabo h**e oo noo horseedaysa kaalinta koowaad mustaqbalka dhow Inshaa Allaah.

Waxaan leenahay:
Hambalyo Macriifa! Hambalyo Ardayda!

Macriifa = Tayada Waxbarashada + Guusha Mustaqbalka




Wixii fafaahin ah kalaxariir
0615080362/0612893442/0907558271

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252615080362

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macrifa Primary and Secondary School Galkio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category