14/02/2026
Ujeeddada tartanka wuxuu ahaa u diyaarinta Ardayda Fasalka 8aad imtixanka Shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland
Si aqoontooda kor loogu qaado
YASIN ARTAN PRIMARY SCHOOL