Sayyidul istighfar
Ustaad Mohamed Abdi
study math tricks
common Monomial factoring
Math Tricks #
pls share & follow
QISO CAJIIB AH
Haweeney ayaa soo martay nin maskaxda ka naafo ah oo ul haysta oo dhulka wax ku sa sawiraya.
Qalbigeedii ayaa u naxariistay ninkii oo waxay weydiisay: maxaad halkan ka qabanaysaa walaal ?
Wuxuu yiri: Waxaan sawiraa Jannada oo waxaan u kala qaadaa qaybo, dedna intay dhoolla caddeysay .Markaasay ku tidhi: Ma qaadan karaa qayb ka mid ah ? Waa imisa?
Intuu eegay ayuu yidhi: Haa,qaybtii waa labaatan dolar
Waxay siisay hawenaydii labaatan dollar iyo xoogaa cunto ah wayna tagtay.
Habeenkii markay seexatay waxay ku aragtay riyo iyada oo jannada ku jirta.!!
Subaxdii, waxay uga sheekaysay riyadedii ninkeeda waxayna uga warantay qisadii dhex martay iyada iyo ninkii naafada ahaa.
Ninkii ayaa kacay oo u tegey ninkii si uu qayb uga soo iibsado janada uu dhulka ku sawirayo
Markaasuu ku yidhi: Waxaan doonayaa inaan iibsado qayb Jannada ka mid ah, waa imisa?
Ninkii wuxuu yidhi: Anigu ma iibinayo jano.
Ninkii wuu yaabay oo wuxuu ku yidhi: Shalay waxaad xaaskeyga ka iibisay qayb labaatan dolar ah
Ninkii Walaa wuxuu yiri: xaaskaagu jannada kuma doonaynin labaatan dollar Laakin waxay dhawrysay oo ay ilaali naysay aniga qalbigayga iyadoo ii naxariisanaysa
Adiguna, waxaad dooneysaa oo keliya Jannada, Jannaduna ma laha qiime go'an
Sababtoo ah soo galitaankeedu waxaa lagu helaa "kabida iyo ilaalinta qalbiyada."
Kaba oo dhawr qalbiyada dadka kale qofka
Qalbiyada iyo fikradaha dadka kale dhawra ilaaliya ixtiraama ilaahay ayaa wuxuu ku dhex bad baadiyaa khatar kasta oo ku xeeran .
Ninkii isagoo ilmayn gartayna inayna wax siintu ahayn muhum laakin ixtiramka iyo dhawrista qalbiyada dadku tahay guusha ayuu iska tagay gurigisii.
Shay dhibyar oo aad jana kuheli aan ku shegee waa saliga nabi muxamad scw.
Lawadaag walalaaladaa sher garee fadlan.
Xigasho Xaaji Kenadiid
Fadlan shiekh mustafe ila dhageyso siina gudbi
Rabi ha xafido aamiin
kalaamka Alle
Math Tricks #
pls like & follow us
Math Tricks # pls like & follow us
Math Trick #
pls like & follow
math tricks
pls like & followe
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Siinaay Gaalkacyo
Gaalkacyo
00252