23/05/2024
Ogaysiis Ogaysiis
Iqra academy waxay ogaysiinaysaa Dhammaan bulshada in loo diyaariyay tababar ku saabsan TALLAALKA kaas oo socon doona muddo 2 asbuuc ah.
Tababarku waxaad ka heli doontaa :
1. Casharro duuban oo maqal iyo muuqaal ah
2. Buuggaag.
Inta tababarku socdo ardaygu waxa uu ku qaadan doonaa :
1. Waa maxay Tallaal ?
2. Noocyada Tallaalka
3. Xanuunnada la iska tallaalo.
4. Cidda la siiyo Tallaalka.
5. Cabbirrada Tallaalka (Dose).
6. Waqtiyada la qaato Tallaalka.
7. Sida loo qaato tallaalka.
8. Muhiimada Tallaalka.
9. Iwm.
Tallaalku waxa uu ku bixin doona Habka ONLINE oo ardayda la siinayo casharro duuban oo uu goor kasta ku ceshan karo.
Qiimaha Tababarka waa 5$ oo ardaydu helayo SHAHAADO.
FADLAN HADAAD DIYAAR TAHAY KU DIR LA XIRIIR LAMBARADA HOOSE
Wixii faahfaain ah la xiriir
90 7705380 ama 905844198