Axmed soomaali

Axmed soomaali

Share

Page ka rasmiga ah ee Axmed soomaali

26/09/2024

Madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ka tacsiyay Geeridii kutimid sheekhena sheekh muxamed sheekh c/llaahi sheekh ibraahim

MADAXWEYNAHA JFS OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA SHEEKH MAXAMED SHEEKH CABDULLAAHI SHEEKH IBRAAHIM BAARDHEERE

Muqdisho, Soomaaliya, September 26, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, culimaaโ€™udiinka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Sheekh Cabdullaahi Sheekh Ibraahim Baardheere.

โ€œInnaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Alle ha u naxariisto Marxuum Sheekh Maxamed. Wuxuu ahaa caalim qiimo badan oo door weyn ka soo qaatay fidinta diinta Islaamka iyo kor u qaadidda aqoonta iyo wacyiga bulshada Soomaaliyeed."

Madaxweynaha ayaa Alle SWT uga baryay inuu marxuumka ka waraabiyo Jannatul Firdowsa, sabar iyo iimaanna uu ka siiyo ehelka marxuumka, culimaaโ€™udiinka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

23/09/2024

Deeganga Heema ayaa lugu Aasay
Sheekheyni sheekh muxamed sheekh c/llaahi sheekh ibraahim Alle Ha,unaxaristo waxana kaso Qebgalay Aaska madax kaladuwan iyo shacab Aad ubadan oo iskaga yimid Daafaha caalamka

08/05/2024
14/04/2024

{๐š”๐šŠ๐š•๐šŠ๐š–๐šŠ๐šŠ๐š— ๐•  ๐š”๐šŠ ๐Ÿ๐š๐š๐ฅ๐จ๐ง๐ž๐ฌ๐จ ๐’˜๐’†๐’“๐’‚๐’“๐’Œ๐’Š๐’Š ษชส€แด€แด€ษด ษชษขแดœ โ„š๐•’๐••๐•’๐•ช ๐ข๐ฌ๐ซ๐š๐š,๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ}

14/04/2024

๐ฌ๐จ๐ซ๐š๐š๐ง ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’ ส€ษชแดกแด€สแด€แด…ษชษช ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜†
๐˜ฐ ๐–ค๐–พ ๐—„๐–บ ๐—๐–บ๐–ฝ๐—…๐–บ๐–บ๐—‡ ๐˜Œ๐˜ฆ โ„‚๐• ๐•ฃ๐• ๐•Ÿ๐•’ ๐•ง๐•š๐•ฃ๐•ฆ๐•ค, ๐š ๐šŠ๐šŠ๐šข๐šŽ

14/04/2024

{Gantaalada iraan o Dulmaray
Masjidka Al_aqsaa iyo israa,iil o walwalsan}

13/04/2024

Kalamaan 13/04/2024

13/04/2024

[Soomaali isku maqan laguna maqanyahay
Naag oromo,ah aya ku jeesjestay xalka somalida ku sugantahay!!!]

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo
ISRAAC