Docol Primary and Secondary School

Docol Primary and Secondary School Bixinta waxbarasho Aas-Aasi ah oo lagu dhisayo Mooralka ,Maskaxda iyo jirka ubadaka soomaliyeed

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› โ€“ ๐—ฆ๐—›๐—”๐—”๐—–๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—”๐——๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—น ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† & ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda, waa...
28/08/2026

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› โ€“ ๐—ฆ๐—›๐—”๐—”๐—–๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—”
๐——๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—น ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† & ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in la shaacin doono ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑโ€“๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: ๐Ÿฏ๐Ÿฌ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ป
โฐ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: ๐Ÿต:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—”๐— 
๐Ÿซ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ข๐—–๐—ข๐—Ÿ
๐Ÿ“š Ardayda waxaa laga codsanayaa inay si wanaagsan ugu ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ.
๐ŸŽ“ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug ๐Ž๐Ž ๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐’๐€๐˜ ๐—๐€๐‘๐”๐Œ๐€๐‡๐€ ๐‹๐€๐†๐” ๐†๐€๐‹๐€๐˜๐Ž ๐ˆ๐Œ๐“๐ˆ๐—๐€๐€๐๐Š๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ–-๐€๐€๐ƒ...
06/06/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug ๐Ž๐Ž ๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐’๐€๐˜ ๐—๐€๐‘๐”๐Œ๐€๐‡๐€ ๐‹๐€๐†๐” ๐†๐€๐‹๐€๐˜๐Ž ๐ˆ๐Œ๐“๐ˆ๐—๐€๐€๐๐Š๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ–-๐€๐€๐ƒ ee sanad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, ee ๐™‚๐™ค๐™—๐™ค๐™ก๐™ ๐™– ๐™ˆ๐™ช๐™™๐™ช๐™œ.

Ardayda Docol Primary and Secondary School
Ayaa imtixaanka ku galaya Jaamacada Galkacyo (Gu)
Guul ayaa u rajaynaynaa Ardayda reer DOCOL

Dhamman maamulka , macalimiinta iyo halwadeenada dugasiga Docol Primary and Secondary School waxa ay hambalyada Ciida la...
26/05/2026

Dhamman maamulka , macalimiinta iyo halwadeenada dugasiga Docol Primary and Secondary School waxa ay hambalyada Ciida lawadagayaan Ardayda iyo waalidiinta Dugsiga

wasaarada waxbarashada Heer Qaran ayaa maantay shaacisay jadwalka iyo waqtiga Examka laga layo Guul baan urajaynaynaa Ar...
20/05/2026

wasaarada waxbarashada Heer Qaran ayaa maantay shaacisay jadwalka iyo waqtiga Examka laga layo

Guul baan urajaynaynaa Ardayda soomaliyeed.
Gaar ahaan Ardayda Docol Primary and Secondary School

14/02/2026

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด!!!

๐——๐—ข๐—–๐—ข๐—Ÿ, ๐—™๐—ฒ๐—ฏ๐—ฟ๐˜‚๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐Ÿญ๐Ÿญ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Maamulaha Guud Ee Iskuulka ๐ƒ๐Ž๐‚๐Ž๐‹ ๐–ฌ๐–บ๐–ผ๐–บ๐—…๐—…๐—‚๐—‡ ๐–ฒ๐—‚๐–ผ๐—‚๐—‚๐–ฝ ๐–ข๐–บ๐—…๐—‚ ๐–ข๐—Ž๐—†๐–บ๐—‹ Oo ka hadlayay Xaflad Shahaado Guddoosiin ah Ee ka qabsoontay Iskuulka Ayaa Cabasho Ka muujiyay Doorka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Ee ku Aaddan Iskuulka

Marka laga yimaado waxa ay qabatay wasaaraddu waxaa jirta baahi wayn dhanka fasalada ah, Hool Kuraasta IYo agabka Kale Ee aasaasiga u ah Waxbarashada

Maamulka iskuulka IYo bulshada Deegaanka waxa ay iskood u dhisteen ๐—›๐—ฎ๐—น๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ต una baahan dib u dhis IYo casriyeen waxaana wax loogu dhigaa saddex fasal baahi jirta owgeed, sidoo kale waxaa isna Shaqo ku socotaa ๐—ค๐—ผ๐—น ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—œ๐—ป ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป

Waxa Uu sheegay Macallin siciid In " Docol Galkacyana ka tirsanayn Hobyana ka tirsanayn kuna Tilmaamay Samada IYo Arlada inuu u dhexeeyo Iskuulka Docoli"

Hadalka Ka soo yeedhay Maamulka waxa uu muujinaya Rajo-beel IYo Gaabis dhanka wasaaradda ah isagoo carabka ku Adkeegay Xittaa Inaan Lagu Dhiirrigelin waxa ay busho ahaan qabsadeen!

๐˜‰๐˜ข๐˜ข๐˜ฒ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ธ๐˜ข๐˜น๐˜ข ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ฌ๐˜ถ ๐˜ด๐˜ฐ๐˜ค๐˜ฅ๐˜ข๐˜ข ๐˜‹๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฎ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜น๐˜ฅ๐˜ข ๐˜ช๐˜ ๐˜ฐ ๐˜”๐˜ข๐˜ด'๐˜ถ๐˜ถ๐˜ญ๐˜ช๐˜บ๐˜ช๐˜ช๐˜ฏ๐˜ต๐˜ข ๐˜ž๐˜ข๐˜ด๐˜ข๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ฅ๐˜ข ๐˜Ž๐˜ข๐˜ญ๐˜ฎ๐˜ถ๐˜ฅ๐˜ถ๐˜จ ๐˜๐˜ฆ๐˜ฆ๐˜ณ ๐˜‹๐˜ฆ๐˜จ๐˜ฎ๐˜ฐ, ๐˜Ž๐˜ฐ๐˜ฃ๐˜ฐ๐˜ญ ๐˜๐˜ญ๐˜ข๐˜ข ๐˜”๐˜ข๐˜ข๐˜ฎ๐˜ถ๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข! fans

๐ŸŽ“๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ  ๐ŸŽ“Maanta waxaa si rasmi ah shahaadooyin loo gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardayda dhammeystay ...
12/02/2026

๐ŸŽ“๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐ŸŽ“

Maanta waxaa si rasmi ah shahaadooyin loo gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardayda dhammeystay Dugsiga Dhexe, Dufcaddii 12aad iyo 13aad.
Xafladda waxaa ka soo qayb galay maamulka magaalada, maamulka iskuulka, macallimiin, waalidiin iyo marti sharaf kale oo qiimo leh.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda qalinjabisay, annagoo u rajaynayna mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn oo waxbarasho iyo nololba leh.
Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa maamulka magaalada iyo dhammaan martidii nagala soo qayb gashay munaasabaddan qiimaha leh.
๐ŸŽ‰ Hambalyo Dufcaddii 12aad & 13aad! ๐ŸŽ‰


15/01/2026

๐ŸŽฅ ๐—๐€๐’๐”๐”๐’ ๐๐€๐€๐‹๐ˆ ๐€๐‡ ๐ŸŽ“
Waxaan halkan idinkula wadaagaynaa muqaal xasuus leh oo dib inoogu celinaya sanadkii 2015, xilli ay iskuulkeenna ka jireen dadaal, aqoon, saaxiibtinimo iyo rajjooyin mustaqbal ๐ŸŒฑ
Muqaalkaan wuxuu muujinayaa: ๐Ÿ“š Noloshii ardayda
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿซ Doorkii macallimiinta
๐Ÿซ Jawigii waxbarasho ee iskuulka
๐˜๐š๐š๐ ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š

Waxaa Maanta rasmi ah u ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐ญ๐ž๐ซ๐ฆ-๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐œ๐จ๐ฅ.Ardayda ayaa maanta si nidaamsan u galay imtixaank...
10/01/2026

Waxaa Maanta rasmi ah u ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐ญ๐ž๐ซ๐ฆ-๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐œ๐จ๐ฅ.

Ardayda ayaa maanta si nidaamsan u galay imtixaanka, iyadoo maamulka iyo macallimiintu si dhow ula socdeen habsami u socodka imxaanka.
๐Ÿคฒ Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo nasiib wacan.
Docol Primary and Secondary School

waxaa  ๐™ฆ๐™–๐™–๐™ง ๐™ ๐™–๐™ข๐™ž๐™™ ๐™–๐™ ๐™‚๐™–๐™—๐™™๐™๐™–๐™๐™– ๐™„๐™จ๐™ ๐™ช๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™˜๐™ค๐™ก loo qabtay tababar muhiim ah oo ka tirsan ๐™ˆ๐™–๐™จ๐™๐™ง๐™ช๐™ช๐™˜๐™– ๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ผ๐™‰, kaas oo diira...
12/12/2025

waxaa ๐™ฆ๐™–๐™–๐™ง ๐™ ๐™–๐™ข๐™ž๐™™ ๐™–๐™ ๐™‚๐™–๐™—๐™™๐™๐™–๐™๐™– ๐™„๐™จ๐™ ๐™ช๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™˜๐™ค๐™ก loo qabtay tababar muhiim ah oo ka tirsan ๐™ˆ๐™–๐™จ๐™๐™ง๐™ช๐™ช๐™˜๐™– ๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ผ๐™‰, kaas oo diiradda saaraya ilaalinta gabdhaha, fahamka xuquuqdooda, iyo dhisidda kalsoonida naftooda.

Tababarku waxa uu qayb ka yahay barnaamijka ๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ผ๐™‰, waxaana lagu qabtay ๐™‚๐™ค๐™ค๐™—๐™–๐™๐™– ๐™‚๐™–๐™–๐™จ๐™๐™–๐™–๐™ฃ ugu talagashay iyadoo ay ka qaybqaateen hayโ€™adaha ๐™„๐™๐˜พ iyo ๐™๐™† ๐˜ผ๐™ž๐™™.

๐ŸŽฏ Ujeeddada tababarku waxay ahayd:

In gabdhaha lagu baro xuquuqdooda

In loo xoojiyo kalsoonida

In loo dhiso awood ay isku difaacaan

In lagu tababaro meel ammaan ah (safe space)

Waxaan u mahadcelineynaa ardayda ka faaโ€™iideysatay, macallimiinta la shaqeeyay, iyo hayโ€™adaha taageeray mashruucan qiimaha leh.

๐˜ฟ๐™ค๐™˜๐™ค๐™ก ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก โ€“ ๐™’๐™–๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ช ๐™ฉ๐™–๐™–๐™œ๐™–๐™ฃ ๐™ฃ๐™–๐™๐™–๐™ฎ ๐™๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง, ๐™ฌ๐™–๐™˜๐™ฎ๐™ž๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™–. ๐ŸŒฟโœจ

21/11/2025

๐™ˆ๐˜ผ๐˜ผ๐™‡๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™ˆ๐˜ผ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐™„๐™ˆ๐™„๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™Ž๐™Š๐™Š๐™ˆ๐˜ผ๐˜ผ๐™‡๐™„๐™”๐™€๐™€๐˜ฟ โ€“ ๐˜ฟ๐™Š๐˜พ๐™Š๐™‡ ๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡ ๐ŸŒŸ
Maanta Iskuulka Docol Primary and Secondary School si qiimo leh ayaa looga xusay Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Xafladda waxaa ka qayb galay ๐™‚๐™ช๐™™๐™™๐™ค๐™ค๐™ข๐™ž๐™ฎ๐™–๐™๐™– ๐™ข๐™–๐™œ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™™๐™– Tahliil Abdikadir waxaana halkaas macalimiinta ๐™ก๐™–๐™œ๐™ช ๐™œ๐™ช๐™™๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฎ๐™š๐™ฎ ๐™จ๐™๐™–๐™๐™–๐™–๐™™๐™ค-๐™จ๐™๐™–๐™ง๐™–๐™› iyagoo lagu maamuusayo dadaalkooda joogtada ah.

Macalinku waa iftiinka bulshada, waa tiirka aqoonta, waa dhisaha mustaqbalka ardayda.

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—น โ€” ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต! ๐Ÿ“šโœจ

Address

Docol Mudug
Gaalkacyo
252

Telephone

+252617578208

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Docol Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Docol Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category