21/09/2023
A D M I S S I O N S O P E N
Faculty Of Medicine And Health Science
Medicine
●Nursing
●Clinical Officer
●Medical Laboratory
●Midwifery
●Pharmacology
●Nutrition and Food science
●Dentistry
●Public Health.
06/09/2023
𝐈𝐒𝐃𝐈𝐈𝐖𝐀𝐀𝐍𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐔 𝐖𝐀𝐀 𝐅𝐔𝐑𝐀𝐍𝐓𝐀𝐇𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟒.
✅Faculty of Criminology & Security Studies
✅Faculty of Engineering & Computer Science
✅Faculty of Health Science
✅Faculty of Economics & Management
Science
✅Faculty Of Languages
𝐅𝐆: Isdiiwaan galintu waa ay socotaa
Waxaa la qaadan doonaa arday kooban si loo ilaaliyo tayada waxbarashada Waxaa xusid mudan in arday danyarta ahi si gaar ahi loogu Samayn doono qiimo dhimis 70%
✆ 𝐏𝐡𝐨𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐥𝐥: +252906482861/+252661505142
𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥: [email protected] greenhopeuniversity.edu.so
31/07/2023
Wargelin Muhiim ah Jaamacadda Green Hope waxa ay ku wargelineysaa dadweynaha Soomaaliyeed ee daneynaya barashada afka Soomaaliga iyo suugaantiisa in la billaabayo qabashada Dufcaddii labaad ee Kulliyadda Af-Soomaaliga iyo Suugaantiisa,waxa ayna is-diiwaangelintu ka socotaa xarunta dhexe ee jaamacadda , waxbarashadu waxa ay billaaban doontaa 1-8-2023 (haddii ALLAH idmo) xarunta waxa ay taal ka soo horjeedka garaashkii h**e ee xaaji baasto ama ( ultimo bala)
https://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php