Ahmed Gury Primary School-Galkio

Ahmed Gury Primary School-Galkio Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Gury Primary School-Galkio, Education Website, Gaalkacyo.

Kormeerayaashii hubinta iyo Tayadda Dugsiyadda ayaa soo gaaray Magalada Galkacayo.Gudoonka Waxbarashadda Gobolka Mudug a...
23/08/2023

Kormeerayaashii hubinta iyo Tayadda Dugsiyadda ayaa soo gaaray Magalada Galkacayo.

Gudoonka Waxbarashadda Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyn iyo casho sharaf u sameeyey khabiirada kormeerka ku samaynaya dugsiyada Degmada Gaalkacyo.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Puntland, ahan ku simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax( Dujaana) ayaa kulanka daahfuray, kormeerayaashana kula dardaarmay in hawsha qaran si hufan u gutaan.

Galkacyo ayaa waxaa ka bilaaban doono kormeerkii waxbarashada ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907754203

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Gury Primary School-Galkio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share