Dugsiga Barbaarshe

Dugsiga Barbaarshe Waxbarta aan barwaaqo gaarnee

OGAYSIIS    OGAYSIIS  OGAYSIISREER Bacaadweyn  iyo Nawaaxigeeda
26/07/2026

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

REER Bacaadweyn iyo Nawaaxigeeda

Waxaa maanta oo ay taariikdu tahay 9-5-2026  si toos ah inoogu furmay imtixaankii kalka 2aad   ee sanad dugsiyeedka 2025...
09/05/2026

Waxaa maanta oo ay taariikdu tahay 9-5-2026 si toos ah inoogu furmay imtixaankii kalka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025_2026

Waxaan ardayda dhamaan u rajaynaynaa guul

05/05/2026
16/01/2026

Waa munaasabad xusida calan saarka oo ay sameeyeen ardayda fasalka 6aad
Waxaad qabateen shaqo wanaagsan

HAMPAYO HAMPLYO ardayda kaalmaha 1aad galay sidoo kale waxaan halkan uga mahad celinaynaa macallimiintii iyo waalidkii k...
12/01/2026

HAMPAYO HAMPLYO ardayda kaalmaha 1aad galay sidoo kale waxaan halkan uga mahad celinaynaa macallimiintii iyo waalidkii kusoo dadaalay
arday walbana waxaan ku boorinaynaa inuu halka ardaydaas tageen inay hiigsadaan
iyagana waxaan leenahay dadaalkiina halkaas kasii wado guuleysta dhammaantiin

Wax barta aan barwaaqo gaarnew

19/12/2024

Waxaa si habsami leh oo hagaagsan noogu so gaba gaboobay tarran aqooneedkii u dhaxeeyey fasalada dugsiga hoose/dhexe ee babaarshe
Waxaana fiinaal isla soo gaaray fasalada 4aad iyo 8aad halkaasoo ay guushu ku raacday fasalka 8aad hambalyaan leenahay

18/10/2024

Waa tartan aqooneedkeenii sanadlaha ahaa iyo sanadkankan dhamaantiin guul baan idin leenahay
Wax barta aan barwaaqo gaarnee

Jimce mubaarak asxaabta nagu xiran

Share ta iyo like waa xagiina

10/10/2024

Waxaan halkan hamplyo uga diraynaa ardayda ku guuleeystay in ay sanadka hogaamiyaan ardayda dugsiga Barbaarshe ee codka kusoo baxay oo kala ah
Gudomiye :fatxi saacid
Gudomiye ku xigen :c.lahi c.qadir
Marlabaad hmplyo

Jimco mubaarak asxabta ku xiran page ka

Address

Wadada Barbaarshe
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Barbaarshe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category