Mayle primary ' intermediate and secondary school

Mayle primary ' intermediate and secondary school Education is the most powerful weapons which you can change this universal

Hanbaylo dhamaan ardaydii ugu sareysay imtixaanka teeramka koowad ee iskuulka mayle juhdigii iyo dadaalkii aad ku bixise...
27/01/2025

Hanbaylo dhamaan ardaydii ugu sareysay imtixaanka teeramka koowad ee iskuulka mayle juhdigii iyo dadaalkii aad ku bixiseen mirihiisa maantay ayaad hesheen dhamaan maamulka iyo macalimiintu waxay idin leeyihiin hanbalyo habalyo.

Bismilahi raxmani raxiim  illahay bey mahadi usugnaatay   maantay oo taariikhdu tahay 11/12025  subax sabti ah waxaa noo...
11/01/2025

Bismilahi raxmani raxiim illahay bey mahadi usugnaatay maantay oo taariikhdu tahay 11/12025 subax sabti ah waxaa noo bilowday imtixaankii teeramka koowaad. Maamulka iyo macalimiinta schoolka mayle waxay mustaqbal ifaya iyo hormar urajeynayaan dhamaan ardaydii imtixaanka teeramka ufariisatay .
Mahadsanidiin.

06/05/2024

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907275761

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayle primary ' intermediate and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mayle primary ' intermediate and secondary school:

Shortcuts

Share

Category