Imtiyaaz educational services

Imtiyaaz educational services 1️⃣-Xaraynta jaamacadaha.
2️⃣-Diyaarinta CV yada
3️⃣-Diyaarinta ppt presentation
4️⃣-Logo & posters

🔰-Scholarships ka ugu wayn caalamka ayay furtay wazaarada waxbarashada ee boqortooyada sucuudigu.❇- 2da heer ee master i...
13/05/2025

🔰-Scholarships ka ugu wayn caalamka ayay furtay wazaarada waxbarashada ee boqortooyada sucuudigu.

❇- 2da heer ee master iyo bachelor ayaa lasiin doonaa kuraasta ugu badan ee qubuulka, ayadoo loo ogolyahay arday kasta inuu xaraysan karo 3 jaamacadood.

📑- Shuruuda asaasiga ah waa:
1- Passport
2- Shahaado
3- Transcript ama kashfi
4- Sawir 4×6 ah.

🔊- Linkga WhatsApp ka naga soo raac hadaad ubaahan tahay inaan kaa caawino xaraynta documents kaaga.

F.G: Muddo kooban ayay furnaan doontaa qaybta bachelor ka.

Waxaa furan fursad waxbarasho lacag la,aan ah dalka sucuudiga gaar ahaan jaamacada Malik Sucuud ee riyaad.🔰-Shuruudaha l...
20/08/2024

Waxaa furan fursad waxbarasho lacag la,aan ah dalka sucuudiga gaar ahaan jaamacada Malik Sucuud ee riyaad.

🔰-Shuruudaha la iska rabo:

- Sawir passport.
- Sawir kur ah ama teesare.
- Shahaado dugsi sare.
- transcript ama kashfi.
- Warqad dhalasho.
- Cv

🔰-Facilties ka furan:

- Engineering.
- IT.
- Architect.
- science.
- Agriculture.
- Business Administration.
- Education.
- Shareeco.
- Languages.
- Art.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252905131873

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imtiyaaz educational services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Imtiyaaz educational services:

Shortcuts

Share