Tareenkii wuxuu socdaba is jiid jiid dheer kadib wuxuu kudamey buundada magaceeda layiraahdo unukaale !!!!?
Juxa kalax
waqti badan oo aan hawada kamaqnaa kadib wan soo laabty alx
21/02/2024
Been badana kan idifaaceya Danbi aan galy buu Rabaa in aw qariyo oo mesha kasaaro
13/02/2024
Ilmahaan yar cawa asagoo meel qashin qub ah dhextaagan ban kasoo qaatay wuxuuna igu dhahy magacaygu Waa.
Cali intaasna wuu noo dhaafin waayey
Horta reer puntland Oo dhan galmudug bay wataane hirshabeele tol iyo daris toona male miyaa?
Somalia Waxaa laga fury jaamacad qabyalada lagu barto. is diwaan galintu Waa free.
Lkn macalinkaga horey suuqa ugasoo kaxeyso!
Diqsi ururey haan aburka k**a qaado🪰🪰🪰
27/01/2023
M.a
Somaalilnd waxay isticmaalysa siyaasad qabow oo ku aadan arinta goboka sool
Waxayna dadaal dheer galineyaan in awsan miro dhalin dadaalka hada socda ayagoo gacanto hoose uga dusineya dhaqaale lagu kala fururo shirka iyo cuqaasha hawsha wada waxaana u sawiran sool oo usoo noqoty ayadoon dhiig ku daadan
Hooyadii taba bartey fariin u reeb
Wadankii xalad dega buu galy ayadoo cawa la filayey in lashaaciyo liiska golaha wasiirada
Dagaalka shabeele iyo xaduudka Ethiopia aw dawlada tuhun soo kala dhex galiyey cwa 9pm lasoco warbixin faah faahsan bage like iyo follow saar si adan marti uga noqon
15/07/2022
M.h Sh wuxuu ka ilmeeyey beentii aw u sheegi jirey hooyooyinkii ilintu ka quban jirty oo aw oran jirey wiilashiinii waa lagaty waxayna ku dhamaadeen dagaalkii TPLF iyo ani ahmd
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo