Ramadan College For Eighteen Plus

Ramadan College For Eighteen Plus Mac-hadka Horumarinta Bulshada ee Ramadan Gaalkacyo.

01/08/2026

HAMBALYO UMMADDA REER PUNTLAND

HAMBALYO ARDAYDEENNA FASALKA 8AADMaamulka iyo mucallimiinta dugsigu waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardaydii fa...
25/07/2026

HAMBALYO ARDAYDEENNA FASALKA 8AAD

Maamulka iyo mucallimiinta dugsigu waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardaydii fasalka 8aad ee u fariisatay imtixaanka dawliga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland.

Ardaydu waxa ay fasalka 8aad kaga gudbeen natiijo aad uga farxisay maamulka iyo bareyaasha dugsigaba. Waxa aan u rajaynaynaa farxad joogto ah iyo inay halkaa kasii wadaan dedaalkooda.



Waxa aan guul u rajaynaynnaa ardayda Fasalka 8aad ee berri helaya natiijada imtixaanka Shahaadiga ah ee ay qaaddo Wasaar...
22/07/2026

Waxa aan guul u rajaynaynnaa ardayda Fasalka 8aad ee berri helaya natiijada imtixaanka Shahaadiga ah ee ay qaaddo Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland

18/07/2026

BARNAAMIJKA " MAHADSANID MUCALLIM"

 Barnaamijka " MAHADSANID MUCALLIM " ee ay soo qabanqaabiyeen fasalka Form Three.
17/07/2026


Barnaamijka " MAHADSANID MUCALLIM " ee ay soo qabanqaabiyeen fasalka Form Three.

 Ardayda fasalka Form Three ee dugsiga sare ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyey mucallimiinta dugsiga. Ardayda ayaa uga ...
16/07/2026


Ardayda fasalka Form Three ee dugsiga sare ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyey mucallimiinta dugsiga. Ardayda ayaa uga mahadceliyey mucallimiinta dedaalkii iyo garab istaaggii ay u muujiyeen sannad-dugsiyeedkii tegay.

Sannad-dugsiyeedka cusub, mucallimiinta ayaa dardaaran dhaxalgal ah la wadaagay ardayda.

07/07/2026
06/07/2026

🎓 Fursado iyo Warbixin Cusub

📢 Ha Moogaan Warkan Muhiimka ah!

Waxaa sharaf noo ah inaan idinla wadaagno wararkii ugu dambeeyay ee dugsiga, annagoo sidoo kale idin xusuusinayna in fursadda isdiiwaangelintu ay weli furan tahay. Haddii aad raadinayso waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo ku habboon horumarka ardayga, hadda waa waqtigii aad nagu soo biiri lahayd.
Ku soo biir maanta, kana faa'iidayso fursadda inta ay weli furan tahay.
📍 Xarunta Dugsiga: Jiiro Cabdullaahi Yuusuf, dhanka midig ee Birta Nationlink.
Mustaqbalkaaga waxbarasho wuxuu ka bilaabmaa maanta. Soo dhowow!

HAKA HARIN FURSADDA WAXBARASHADA, HANA LUMIN WAQTIGAAGA.Waxa socda isdiwaangelinta ardayda cusub ee dugsiga, iyada oo la...
05/07/2026

HAKA HARIN FURSADDA WAXBARASHADA, HANA LUMIN WAQTIGAAGA.

Waxa socda isdiwaangelinta ardayda cusub ee dugsiga, iyada oo la tixgelinayo ardayda horey u waayey fursad waxbarasho oo ay ku dhisaan noloshooda.

Wixii faahfaahin ah la xiriir
6796334 /6483175

01/07/2026

HAMBALYO UMMADDA SOOMAALIYEED

Address

Garsoor
Gaalkacyo

Telephone

+252906795609

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramadan College For Eighteen Plus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category